Daawo Muuqaal: Abwaan Xasan Dahir Weedhsame Oo Wacdaro Ka Muujiyey Somali Week Fastival Ee London Iyo Suugaantii Uu Soo Bandhigay Oo Dadkii Kaga Yaabisey

0
1055

weedhsameLONDON, (HargeisaPress) — Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame   oo  kamid ah Suugaan-yahanno tiro badan oo Somali Week Festival ka qayb galaya ayaa wacdaro ka dhigay kulanki habeenen hore ee Somali Week Festival ,Barnaamijka Somali Week Festival oo ay sanad kasta soo qaban-qaabiyaan Kooxda Kayd   waxa uu ka bilaabmay Oxford House ee Magaaladda London.

 

Halkan ka Daawo

Halkan ka Daawo Muuqaal kale.


Hargeisa Press News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here