Masuuliyiinta Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee JSL oo Kulan La Yeeshay Dhigooda Dalka Yugaandha

0
Kambaala (HargeisaPress)– Wefti uu hogaaminayo ku xigeenka Xisaabiyaha Guud ee Somaliland oo safar shaqo ku jooga dalka Uganda, ayaa waxa ay kulan la qaadanayaan...

Wasiirka Beeraha JSL Oo Booqday Wershadda Daqiiqda Berbera

0
Berbera (HP): Wasiirka Wasaaradda H. Beeraha JSL Cabdiqaadir Iimaan Warsame, ayaa maanta booqasho dhiirigelin ah ku tagay Warshadda daqiiqda Wadaniya ee Magaalada Berbera. Kormeerkaasi waxaa...

Ciidanka Nabad Geliyada Waddooyinka JSL Oo Digniin U Diray Derrawallada

0
Hargaysa (HP): Taliska Ciidanka Booliska JSL, gaar ahaan qaybta nabad geliyada Waddooyinka ayaa digniin u diray darawallada gaaddiidka. Waxaanay sheegeen in dadweynuhu jecel yihiin sharcidaradda,...

Burcadbadeeda Soomaalida oo sii daayay markab uu ka babanaayay calanka Bangladesh

0
Burcadbadeeda Soomaalida ayaa sii daayay markab sitay calanka Bangladesh iyo 23-shaqaale ah oo la socday, kaddib markii sida la sheegay madaxfurasho laga qaatay. Markabkan oo...

Guddiga Is-waafajinta Xeerarka Doorashooyinka Oo Kulamo Yeeshay

0
Hargaysa (HP): Guddida Is-waafajinta Xeerarka Doorashooyinka Golaha Wakiilada JSL oo sii wada kulmadoodii shaqo ayaa maanta goobo kala duwan ku yeeshay Fadhiyadoodii 12aad iyo...

Hargaysa: Guddiga Waxbarashadda Qaranka Somaliland Oo Shir Yeeshay

0
Hargaysa (HP): Guddida Waxbarashada Qaranka Somaliland ayaa maanta yeeshay kulan lagaga hadlayay tayaynta waxbarashadda dalka. Kulankaasi oo ka qabsoomay magaaladda Hargaysa, waxaa shir-guddoominayey gudoomiyaha Guddigaasi...

Madaxweynaha JSL Oo Kormeeray Mashaariic iyo Xarumo Dawladeed+Sawirro

0
Hargeysa (HP): adaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeer shaqo ku soo maray goobo kala duwan oo ay xukuumaddu ka waddo mashaariic...

Itoobiya oo sheegtay in ay gacanta ku dhigtay shidaal ka yimid Soomaaliya

0
Ciidamada Difaaca dalka Itoobiya ayaa qoraal ay soo dhigeen boggeeda Facebook waxay ku sheegeen in ay qabteen 30 fuusto oo shidaal ah oo laga...

Xukuumadda Somaliland oo si Adag u Beenisay Sheegashada Soomaaliya ee koonfurta Badda Gacanka Cadmeed

0
Hargeysa (HargeisaPress)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta, ahna Afhayeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), ayaa caddeeyay in JSL ay...

Xukuumada Somaliland Oo Shaaciyay Wakhtiga La Aasayo Marxuum Cabdinaasir Muuse Iyo Halka Lagu Aasi...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)– Gudida qaban qaabada aas Alle Ha,unaxariistee marxuum cabdinaasir muuse Dahable oo ka kooban wasiiro,maayarka gabiley iyo xildhibaano katirsan baarlamaanka Somaliland ayaa galabta shaaciyay...