Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo Adis Ababa kulamo kula Yeeshay Laamaha Amniga Ethiopia, Sheegayna...

0
ADIS ABABA,(HargeisaPress) — Wasiirka Arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade ayaa sheegay inay Ethiopia isla qaateen in degdeg loo furo Xuduuda Somaliland la leedahay...

Ninkii Oromada Ahaa Ee Ay Dhawaan Ciidamada Boliska Tog-Wajaale ay Ku Qabten Isagoo Xidhan...

0
Gabiley,(HargeisaPress) — Maxkamda Gobol Dagmo Gabiley Ayaa Maanta La Horkenay Ninkii ay Dhawaan Ciidamada Boliska Dagmada Togwajaale ay Ku Qabten Bacadlaha Wayn Ee Magaalada...

Dadkii ku Geeriyooday Diyaaraddii Bariga Ukrain Lagu soo Riday Oo Meydadkooda Loo Qaaday Dalka...

0
Amsterdam, (HargeisaPress) — Diyaarado Militeri oo Laga Leeyahay Dalka Holland, ayaa ka soo duushay dalka Ukrain, iyadoo sidda Meydadka Dakii ku geeriyooday Diyaaraddii lagu...

Ku Simaha Madaxweynaha Somaliland Oo Umadda Ka Tacsiyeey Geerida Ku Timid Marxuum Chief-caaqil Abokor...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan CabdilaahiIsmaaciil  (Saylici) ahna ku simaha madaxweynaha ayaa tacsi u diray guud ahaan umadda Somaliland iyo ehelka...

Marwada Madaxweynaha Somaliland oo Sharaxaad ka bixisay Shir Caalami ah oo London lagu...

0
LONDON,(HargeisaPress) — Shir Caalami ah oo lagaga hadlayay Xuquuqda gabdhaha, gaar ahaana Cidhib tirka Gudniinka Fircooniga ah iyo ka hor taga Hablaha lagu guursado...

Qaramada Midoobay oo Cambaareysay Duqeymaha Israa’iil ee Marinka Gaza

0
Nairobi,(HargeisaPress) — Madaxa xuquuq-insaanka golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay Navi Pillay ayaa ku tilmaamtay duqaymaha Israel ee marinka Gaza danbiyo dagaal, iyadoo maalinkii 16-aad...

WAR DEG-DEG AH: Fanaanadii Saado Cali Warsame oo goor dhow lagu dilay Muqdisho iyo...

0
Muqdisho,(HargeisaPress) — Allaha u naxariisteen xildhibaanad, Saado Cali Warsame oo ka mid ahayd xubnaha haweenka ah ee baarlmaanka Soomaaliya ku jira ayaa goor dhow...

Somaliland: Maayirka Hargeysa oo billaabay dhismaha waddo isku Xidhaysa Goljano & Daami + SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Maayirka Hargeysa oo hogaaminayey xildhibaanadda golaha deegaanka Hargeysa ayaa hawlgal balaadhan ka bilaabay xaafadda Goljano oo loo samaynayey wadadii ugu horeysay oo...

Wasiirka arimaha Dibadda oo ka hadlay marti qaad ay Somaliland u fidisay Nicholas...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Wasiirka Arimaha dibadda Somaliland Managed Biixi Yoonis ayaa sheegay in Xukumadda Somaliland martiqaad u fidaysay Wakiilka Qaramada midoobay u qaabilsan Somalia Nickolas...

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo ka Hadlay Dad la Xidh-Xidhay, farriinna u diray Darawaliinta...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan ayaa sheegay in dad tira badan lagu xidh-xidhay Hawl galo Ciidanka Boolisku sameeyeen...