Fanaankii Caanka Ahaa Ee Shay Mine Dacar Oo Goor Dhawayd Magaalada Hargaysa ku geeriyooday

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Magaalada Hargeysa waxaa galabta ku geeriyooday Allaha u naxariistee fanaanka caanka ah ee Soomaaliyeed Shay Mire Dacar.   Waxaa geerida fanaanka Shay Mire Dacar...

Dallada Jilayaasha Aan Dawliga Ahayn Ee SONSAF Oo Warsaxaafadeed Ka Soo Saartay Diwaan Gelinta...

0
Hargeisa, (HargeisaPress) —Dalladda Ururrada aan Dawliga ahayn ee SONSAF, ayaa War-saxaafadeed ay ka soo saartay Bilowga Diwaangelinta Gobolka Sanaag kaga warrantay siday u bilaabantay...

Dalka Turkiga Oo Xidhay Taliye Iyo Askar Tiro Badan Oo Loo Haysto Afgambigii Ka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Dawladda Turkiga ayaa sii wadda xirxiritaanka uu ku hayo ciidanka oo ay ku jiraan saraakiil sarsare oo loo haysto doorkii ay ku...

Saaxil: Nin Qaba Xanuunka Dhimirka Oo Xalay Weeraar Ku Qaaday Maqaaxi Ku Taala Magaalada...

0
Sheikh, (HargeisaPress) —Wararka naga soo gaadhaya  degmada Sheekh ee gobolka Saaxil ayaa sheegaya in xalay fiidkii abaaro 8-dii habeenimo uu nin maskaxda ka jiran...

Musharax Jamaal Cali Xuseen Iyo Masuuliyiin Xisbiga UCID Ka Tirsan Oo Ka Hadlay Khilaafka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Musharax xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen iyo masuulyiin ka tirsan xisbiga oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiska xisbiga ayaa waxay ka hadleen...

Daawo:bannaan baxii looga soo hor jeedey afgambigii fashilmay ee turkiga oo muqdisho ka dhacay...

0
Muqdisho, (HargeisaPress) —Dibad bax lagaga soo horjeedo isku daygii miletariga turkigu ay ku doonayeen in talada meeshaasi ay kula  wareegaan ayna meesha ka saaraan...

Sarkaalkii Hogaaminyay Inqilaabka Fashilmay Ee Dalka Turkiga Oo Magaciisa La Soo Dhejiyay

0
Wakaalada wararka Turkiga ee Anadolu ayaa goor dhow magacawday Sarkaalka hogaaminayay isku dayga afgambiga ee fashilmay oo lagu magacaabo Colonel Muharrem Kose. Qaar ka mid...

Afgembi ka dhacay Dalka Turkiga iyo Saraakiil Mileteri ah oo hoggaamineysa

0
ISTANBUL —Saraakiil u hadlay Mileteriga dalka Turkiga ayaa sheegtay in ay la wareegeen talada dalka, waxayna dalka oo dhan, gaar ahaan magaalooyinka Istanbul iyo...

Shirkada Dahabshiil Oo Ugu Baaqday Raysal Wasaaraha Cusub Ee Ingiriiska Inay Taageerto Afrika

0
NAIROBI, Shirkadda hormuudka ka ah isu-gudbinta lacagaha ee Dahabshiil, ayaa ugu baaqday Ra’iisal-wasaaraha cusub ee dalka Ingiriiska Mrs. Teresa May inay badhi-taarto maalgalinta taageeraysa...

Xogo Cusub: Shirkado Caalami ah oo xukuumada Somaliland u wakiilatay inaan la marin-habaabin dheefaha...

0
Magacyada 3 shirkadood, khibradooda iyo hawlaha loogu wakiishay Hargeisa, (HargeisaPress) —Xogo cusub oo ku saabsan diyaarinta heshiiska maalgashiga ee shirkada DP World iyo xukuumada Somaliland...