Daawo:bannaan baxii looga soo hor jeedey afgambigii fashilmay ee turkiga oo muqdisho ka dhacay iyo wasiiro ka tirsan dawlada oo ka qaybgalay

0
847

Muqdisho, (HargeisaPress) —Dibad bax lagaga soo horjeedo isku daygii miletariga turkigu ay ku doonayeen in talada meeshaasi ay kula  wareegaan ayna meesha ka saaraan madaxweyne ordugaan ayaa lagu qabtay magaalada muqdisho gaar ahaan fagaaraha dahjirka dahsoon waxaana kasoo qayb galay wasiiro ka tirsan xukuumada soomaaliya,gudoomiyaha gobolka banaadir ,culumo awdiin iyo dadweyno aad u farabadan

Dibad baxayaasha ayaa socod ku maray fagaaraha daljirka ilaa safaarada turkiga ee muqdisho oo ku taala degmada cabdicasiis

 

Waxaana halkaa hadalo kasoo jeediyey cabdirashiid axmed salaad gudoomiyaha haayada culumada soomaaliyeed

iyo gudoomiyaha gobolka banaadir yuusuf xuseen jimcaale oo dibad baxayaasha si wadajira ula hadlay.

 

Halkan ka daawo muqaalka:

https://www.youtube.com/watch?v=y0pSbJ7gJ70

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here