Dalka Turkiga Oo Xidhay Taliye Iyo Askar Tiro Badan Oo Loo Haysto Afgambigii Ka Dhacay Dalka Turkiga

0
845

Hargeysa, (HargeisaPress) —Dawladda Turkiga ayaa sii wadda xirxiritaanka uu ku hayo ciidanka oo ay ku jiraan saraakiil sarsare oo loo haysto doorkii ay ku lahaayeen inqilaabkii dhicisoobay ee Jimcihii.

 

Taliye guuto iyo konton askari ayaa laga xiray gobolka Denizli ee galbeedka ku yaalla subaxnimadii hore ee Axadda sid ay ku waramayaan warbaahinta Turkigu.

tu

Ilaa iyo hadda in kabadan 3,000 oo millatariga ka mid ah ayaa xabsiga la dhigay, 2700 oo garyaqaan ayaana shaqada laga joojiyay.

xidh

Ugu yaraan 265 ruux ayaa ku dhimatay afgambigii dhicisoobay.Madaxwayne Rajab Dayib Erdgan wuxuu sheegay in laga yaabo in baarlamaanka Turkigu uu soo saaro sharci dadka dil loogu xukumi karo.

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here