Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Hadlay Socdaalka Cali Khaliif ku Yimi Hargeysa iyo Doorashada Soomaaliya

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashax Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay socdaalkii hoggaamiyaha kooxda Khaatumo ku yimi caasimadda Somaliland...

“Waa Muhiim In Xakamaynta Sicir-Bararka Laga Wada Shaqeeyo Iyada Oo Loo Midaysan Yahay Sida...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Maareeyaha shirkada Dahabshiil Mr. Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale ayaa soo jeediyey in ganacsatada, xukuumada, shirkadaha telefoonada iyo shacabka oo midaysan, oon cadow isu-arkayn...

KULMIYE Oo Madal Ilyartu Is-qabatay Ugu Fooladeeyey Midowga Dhexmaray Garabkii New UCID + SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Xisbal-xaakimka Somaliland, ayaa madal ilyartu is-qabatay ku qaabilay garabkii NEW UCID ee uu hoggaaminayey murrashaxii jagada Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Md....

Urur caalami ah oo ugu baaqa dawladda Somaliland inay xorriyadiisa u soo celis af-hayeenkii...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Ururka Caalamiga ah ee xuquuqal Insaanka u dooda ee Frontline Defenders oo fadhigiisu yahay caasimadda Dublin ee dalka Ireland ayaa dawladda Somaliland ugu...

Wasiir Ku Xigeenka Maaliyadda Somaliland Oo Faah-faahin Ka Bixiyey Ujeedada Kulan Caawa Qasriga Madaxtooyada...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Kulan Ay isugu yimaadeen Guddida Sicir Bararka iyo Ganacsatada dalku, ayaa markii uu soo dhamaaday waxa saxaafada la hadlay Wasiir ku-xigeenka maaliyadda Md...

SOMALILAND: Afhayeenkii Xarunta Xuquuqal Iinsaanka Oo La Xidhay Iyo Sababta keentay.

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Gudoomiyaha Xarunta Xuquuqal Iinsaanka Guuleed Axmed Jaamac ayaa Saxaafadda u xaqiijiyey in la xidhay af-hayeenkii xarunta xuquuqal iinsaanka Axmed Xuseen Cabdi. Sida uu khadka telefanka...

Sheekh Maxamed Cumar Dirir Oo Sharraxaad Ka Bixiyey Marxaladihii Loo Soo Maray Tafsiirka Quraanka...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Sheekh Maxamed Cumar Dirir oo kamida culimada waa wayn ee Somaliland ayaa faah-faahin ka bixiyey marxaladihii uu soo maray tafsiirka quraanka kariimka ah...

Badhasaabka Gabiley Oo Maanta Kormeer Ku Soo Maray Xafiisyada Wasaaradaha Iyo Sida Ay Shaqadu...

0
Gabiley,(HargeisaPress) —Badhasaabka Gobolka Gabiley Xamse Maxamed Cabdi Ayaa Kormeer Guud Ku Soo Maray Xafiisyada Wasaaradaha Maaliyada , Waxbarashada , Caafimaadka , Boosaha iyo Isgaadhsiinta...

Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay codsanaysaa in laga la noqdo eedaha booliisku ku haysto Guuleed...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Booliiska Somaliland ayaa maanta waraysi la yeeshay gudoomiyaha Xarunta Xuquuqal Insaanka, Guuleed Axmed Jaamac, oo ay maxkamaddu ugu yeedhay si uu uga jawaabo...

Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Oo Faah-Faahin Ka Bixiyey Guulo Uga Soo Hoyday Somaliland Shirkii...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa ka hadley shirkii urur gobaleedka IGAD ee dhawaan lagu soo gabo gabeeyey caasimada dalka...