Badhasaabka Gabiley Oo Maanta Kormeer Ku Soo Maray Xafiisyada Wasaaradaha Iyo Sida Ay Shaqadu U Socoto Xafiisyadaasi

0
1036

Gabiley,(HargeisaPress) —Badhasaabka Gobolka Gabiley Xamse Maxamed Cabdi Ayaa Kormeer Guud Ku Soo Maray Xafiisyada Wasaaradaha Maaliyada , Waxbarashada , Caafimaadka , Boosaha iyo Isgaadhsiinta , Shaqada iyo Arimaha Bulshada , Wasaarada Diinta iyo Waqaafta , Ciyaaraha , Xanaanada Xoolaha ,Deeganka , Beeraha Warshadaha , Ganacsiga , Dib U Dejinta , Wasaaradaha Hawlaha Guud iyo Guriyanta ,Wakaalada Biyaha.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here