Soo Dhaweyn Indhaha Soo Jiidatay oo Shacabka Degmada Allay-baday Ku Qaabileen Wefti uu Murrashaxa...
Allay-baday , (HargeisaPress) —Wefti culus oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si ballaadhan loogu...
Madaxweyne SIILAANYO Oo Booqday Xaaji Cabdi-Waraabe Oo Xanuun U Jiifa Gurigiisa
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa Maanta gurigiisa ku booqday Xildhibaan Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi-Waarabe) oo xaalad caafimaad u jiifay...
Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Ka Hadlay Dhacdadii Ka Dhacday Madaarka Iyo Xalka...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka duulista iyo hawada Somaliland Farxaan Aadan Haybe ayaa mar kale ka hadlay dhacdadii dhawaan ka dhacday madaarka magaalada Hargeysa iyo xalka...
Komiishanka Oo Soo Jeediyey Inaan Keligood Lagu Halleynin, In Doorashada Madaxtooyadu Si Wanaagsan U...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa Shalay kulan la yeeshay Ururrada Bulshada Rayidka ah iyo Xisbiyada Qaranka, waxayna u soo jeediyeen in...
Haweenay Lamaan Oo La Qabtay Iyadoo Gaadhi Saaraysa Wiil 12 Jir Ah Oo Hargeysa...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wiil yar oo da’diisu tahay 12 jir oo gudaha Magaalada Hargeysa laga xaday 30kii bishii toddobaad ee sanadkan 2017, ayaa Shalay subax...
Qayb Kamid Ah Xaafadda Layn Booliska Ee Badhtamaha Magaalada Hargeysa Oo La Iibiyay+Cidda Laga...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay in ay fasaxday isla markaana iibisay qayb kamid ah guryaha Layn Booliska ee badhtamaha magaalada Hargeysa,kuwaas oo...
Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Hawl Gallo Ay Ciidamadu Xalay Kusoo Qabteen...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Taliska ciidanka Booliska Somaliland oo goordhawayd shir jaraa’id ku qabtay xarunta taliska Ciidanka aya awaxay ka hadleen hawl gallo ay xalay xilli...
Dadweynaha Tog Wajaale Oo Taageero Laxaad Leh Ku Soo Dhaweeyey Wefti Ka Socda Xisbiga...
Wajaale, (HargeisaPress) —Dadweynaha ku dhaqan degmada Tog-wajaale ee Gobolka Gabiley, ayaa taageero u muuqaal eeg mahrajaan ku soo dhaweeyey wefti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha KULMIYE,...
Mawjado taageerayaal ah oo Magaalada Gabiley Kusoo Dhaweeyey Wefti Ballaadhan oo uu Hoggaaminayo Madaxweyne...
Gabiley, (HargeisaPress) —Kumanaan katirsan shacabka ku dhaqan magaalada Gabiley ee xarunta gobolka, ayaa isu soo baxyo ballaadhan oo ay ku muujinayaan taageerada ay u...
Xildhibaan Wakiilada Ka Tirsan Oo Shaaca Ka Qaaday Mooshin Lagu Wado In Xilka Lagaga...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xildhibaan Bashiir Tukaale oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay mooshin ay xildhibaanada Wakiiladu ka wadaan gudoomiye ku xigeenka...