Ciidamada Booliska Oo Ka Hadlay Dhallinyaro Waddaado Ah Oo Laga Qabtay Magaalada Hargeysa
Hargeysa, (HargeisaPress) —Ciidamada Booliska Somaliland, waxay toddobaadkii hore magaalada Hargeysa ka fuliyeen hawlgalo ay ku xidheen dhallinyaro wadaado ah oo guryahooda goor habeenimo ah...
Mid Kamid ah Tiirarkii Dhalinyarada Berbera Cabdikhaaliq Awal Bari Oo Ku Dhawaaqey In Uu...
Berbera, (HargeisaPress) —Cabdikhaaliq Cabdiraxmaan Maxamed(Awal-bari),oo ahaa Agaasimihii hore ee Maamulka Lacagta D/hoose ee Degmada Berbera ayaa ku dhawaaqey in uu go.aansadey in uu ku...
Muuse Biixe oo Qodobeeyay Bisayl Siyaasadeed oo ay Dheeryihiin Mucaaridka
“Lixdii August waxa bilaabmay ciyaartii golaha wakiillada koobkii la dhigay inkasta oo KULMIYE qaaday haddana wuu ku ceebaysnaa”
“KULMIYE dib ayuu tababar u galay, dabadeedna...
Dadka iyo Danta Xaqiijinteeda iyo siyaasiga balanqaadkiisa maxaa asal u ah (RUN mise RIYO)
Riyada waa humaag sawir oo ruuxdu markay maqantahay la arko waxay udhacdaa si bilaa ikhtiyaari ah oo hogaankeeda aanad maamuli Karin waxaa isku darsama...
Murrashax Muuse Biixi oo Khudbad Tusaalooyin iyo Talooyin Siyaasadeed Xambaarsan ka jeediyey Qallinjabinta Dufcaddii...
Boorama, (HargeisaPress) —Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad muujinaysa hoggaamiye aragti dheer leh oo xambaarsan talooyin...
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Ka Jawaabay Eedaymo Kulul Oo Ay Wasaaradda Warfaafinta Usoo Jeediyeen...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid “Caddaani” ayaa jawaab ka bixiyay eedaymo wasaaradda Warfaafinta ay usoo jeediyeen masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ah...
Madaxwayne Siilaanyo Oo Saaka Subixii Dalka Dib Ugu Soo Laabtay + SAWIRRO
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” oo in muddo ah safar gaar ah ugu maqnaa dalka Imaaraadka Carabta ayaa saaka subaxii...
Waraysi Magaalada Hargeysa Lagula Yeeshay Siyaasi Ismaaciil Yare Oo Ka Mid Ah Xisbiga WADDANI...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Siyaasi Ismaaciil Yare oo kamid ah saraakiisha xisbiga WADDANI ayaa waraysi Hargeysa lagula yeeshay waxa uu kaga hadlay qodobo xasaasi ah.
https://youtu.be/ArQZ5VGGScQ
Mareykanka oo cambaareeyay tijaabada Kuuriyada Waqooyi
Pyongyang, (HargeisaPress) —Dowladda Mareykanka ayaa codkeeda ku dartay cambaareynta loo soo jeedinayo Kuuriyada Waqooyi taas oo tijaabisay wax ay ku sheegtay hub nukliyeer ah...
Nuxurka Khudbad Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland U Jeediyey Dadweyne Ku Soo Dhaweeyey Boorama.
Boorama, (HargeisaPress) — Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, ahna kusimaha madaxweynaha Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo hadal kooban u jeediyey shacabkii ku sugnaa barxadda hore ee...