Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Hawl Gallo Ay Ciidamadu Xalay Kusoo Qabteen Sheekh Aadan Sunne Iyo Dad Ay Sheegeen Inay Amaanka Liddi Ku Ahaayeen

0
870

Hargeysa, (HargeisaPress) —Taliska ciidanka Booliska Somaliland oo goordhawayd shir jaraa’id ku qabtay xarunta taliska Ciidanka aya awaxay ka hadleen hawl gallo ay xalay xilli danbe ciidamadu kusoo qabteen Sheekh Aadan Sunne iyo dad tiro badan oo ay sheegeen inay amaanka liddi ku ahaayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here