Xildhibaan Xasan Shahar Oo soo Dhaweeyay heshiiska saldhiga Military, Fariin Adagna U Diray Gudoomiyaha Wadani

0
1166

Hargeysa,(HargeisaPress) —Xildhibaan Xasan Cali Cabdi (Xasan Shahar) oo ka mida golaha deegaanka Hargeysa ayaa ka hadlay heshiiska saldhiga Milateri ee dawlada Imaaraadka carabtu doonayso inay ka dhisato magaalada Berbera.

Xildhibaan Xasan Shahar ayaa soo dhaweeyay Kulankii wada jirka ahaa ee ay saaka ku ansixiyen golayaasha Somaliland.

 

LEAVE A REPLY