Somaliland: Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Oo Ka Hadlay Qorsheyaal Shaqo Abuur + Muuqaal

0
799

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Cali-sandulle, ayaa kulan xog waraysi ah la qaatay guddida arrimaha bulshada u qaabilsan golaha wakiillada, waxaanu sheegay inay wadaan qorsheyaal shaqo abuur oo uu tilmaamay inaanay ku habboonayn hadda saxaafadda laga faafiyo.

 

Waxa uu sheegay inay qorshaha ugu jirto sidii muwaadiniinta looga fuudhyeeli lahaa shaqooyinka waddanka ka jire ee muwaadiniintu xirfadooda leedahay maadaama hore ay u dhici jirtay in dad ajanabi ahi qabtaan shaqooyinkaasi.

 

Halkan ka daawo muuqaalka Wasiirka

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here