Hargeysa: Hooyo iyo Caruur Ay Dhashay oo Ku Geeriyooday Dab

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Hooyo iyo labo Carruur ah oo ay dhashay, ayaa ku geeriyooday dab ka kacay gurigooda oo ku yaalla xaafadda Cabaaye ee...

Golaha Wakiillada oo Ansixiyay Odoroska Miisaaniyada 2024-ka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa waxaa ay  maanta ansixiyeen odoroska miisaniyad  sannadeedka 2024-ka. Guddoomiyihi hore guddida dhaqaalaha golaha Wakiillada Somaliland, Cabdirashiid Cabdilaahi Muuse...

Wasiirka Maalgashiga Somaliland oo Safar Ugu Baxay Dalka Sacuudiga

0
Riyadh (Hargeisa Press)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha Somaliland Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed, ayaa waxaa uu safar shaqo ugu baxay dalka Sucuudiga. Wasiirka, ayaa martiqqad...

Wasiir Dowlaha Gaashaandhiga Ingiriiska oo Ka Hadlay Horumarka Somaliland

0
London (Hargeisa Press)- Wasiirul-dawlaha Gaashaan-dhigga Ingiriiska, Grant Shapps, ayaa sheegay in Jamhuuriyadda Somaliland ay gobol duruufo adagi ka jiraan ka hirgelisay shaqo wanaagsan oo...

Somaliland oo Kaalinta 1-aad Noqotay Qiimaynta Xorriyadda Caalamka 2024 ee Wadamadda Geeska Afrika

0
Hargeysa,(HargeisaPress )–Somaliland ayaa kaalinta koowaad ka gashay qiimaynta caalamiga ah ee Xorriyadda 2024 ee wadamadda Geeska Afrika. Warbixin qiimaynta Xorriyadda (Freedom House Report) ee 2024...

Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Kulan La Qaatay Golaha Deegaanka Hargaysa Iyo Arimaha Ay ka...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)– Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa saaka shir muhiim ah la qaatay guddida Fulinta ee Golaha Degaanka ee Caasimada Hargeysa...

Saraakiil Katirsan Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Deeq Waxbarasho Ka Helay Dalka Taiwan + SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress)– Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland s/g nuux ismaaciil taani iyo wakiilka dalka Taiwan ufadhiya Somaliland ayaa maanta sobootiyay saraakiil ciidamada qaranka katirsan oo deeq...

Wasiirka Arrimaha Dibada JSL oo Warbixin Siiyay Danjireyaasha Fadhigoodu Yahay Hargeysa

0
Hargeysa (HargeisaPress)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, Dr. Ciise Keyd Maxamuud, ayaa Xafiiskiisa kulan kula yeeshay Safaaradaha waddamada...

Madaxweynaha Somaliland oo ka qaybgalay Aas qaran oo loo sameeyey marxuum Axmed Aadan oo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas qaran oo duleedka Koonfureed Galbeed ee xabaalaha masallaha Hargeysa loogu sameeyey marxuum Axmed...

Maayar Mooge Oo Ka Hada Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Xilka Laga Qaadayo

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Maayarka caasimada hargaysa cabdikariim axmed mooge ayaa goordhawayd ka hadlay wararka sheegaya in xilka laga qaadayo iyo khilaafka ka taagan golaha deegaanka Sidoo kale maayar...