Shirkada Telesom Oo ka Qayb-gashay shirka caalamiga ah ee tiknoolajiga MWC GSMA + SAWIRRO

0
KIGALI Waxa farxad noo ah in aannu ka qaybgalnno shirka caalamiga ah ee tiknoolajiga MWC GSMA, kaasi oo ka socda caasimadda dalka Rwanda ee...

Qaramada Midoobay: “Aqoonsiga Somaliland Wuxuu Fursad U Yahay Ammaanka Geeska Afrika”

0
Geneva (Hargeisa Press)- Golaha Xuquuqal Insaanka Qaramada Midoobay, ayaa laga soo jeediysy in aqoonsiga qarannimada Somaliland ay wax ka tari doonto mustaqbal ammaan ah...

Xukuumadda Somaliland oo Kordhisay Qiimaha Lagu Cashuuro Shidaalka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay kordhisay qiimaha lagu cashuuro shidaalka dalka soo gala ee ka soo dega Dekedda magaalada Berbera. Xukuumadda, ayaa...

Sanad Guurada 112 Ee Madax-banaanida Taiwan oo Somaliland Laga Xusay

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Safaaradda dalka Taiwan uu ku leeyahay caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa qabatay munaasibad ay ugu dabaal degaysay sannad guuradda 112-nad ee...

Waa Maxay Xamaas? Hage Fudud oo Ku Socda Kooxda Falastiiniyiinta Hubaysan

0
Gaza (Hargeisa Press)- Israa'iil iyo kooxda hubaysan ee Falastiiniyiinta ee Xamaas, ayaa waxaa u dhexeeya colaad sii xumaanaysa oo ay ku dhinteen ku dhawaad...

Faysal Cali Waraabe: “I Arkaay I Qariyaay Ayaa Ka Dambeyn Doonta”

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa waxaa uu ka falceliyay safarka uu magaalada Muqdisho ku tagay Hoggaamiyaha...

Israsaasayn Caawa Ka Dhacday Magaalada Ceerigaabo

0
Ceerigaabo (Hargeisa Press)- Wararka naga soo gaadhaya magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa waxaa ay sheegayaan in israsaasayn xoogan ay ka bilaabmatay magaalada...

Maareeye: “Siyaasadii Soomaaliya Waxay Noqotay In Somaliland Degmo-Degmo Loo Soo Furfuro”

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ah xildhibaan ka mida golaha shacabka ee Soomaaliya oo ka soo jeeda Somaliland oo qoraal uu...

Xeerarka Doorashooyinka Ee La Meel-Mariyay iyo Qodobada Saamaynaya Qaab-Dhismeedka Guddida Doorashooyinka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Mudanayaasha Gollaha Wakiillada Somaliland, ayaa ka hor intii aannay ansixin Xeerka Guud ee Doorashooyinka iyo Cod-bixyayaasha Xeer Lr. 91/2020 iyo iyo...

Rayaale oo Jeediyay Hadalo Dhaxal-Gala iyo Farriimo Ku Socda Qurbejoogga Awdal

0
London (Hargeisa Press)-Madaxweynihii hore ee Somaliland, Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ka dayriyay dhawaaqyada warbaahinta aan saxda ahayn laysu marinayo, taas oo uu sheegay innay...