Shirweynaha Heer Qaran ee Hirgelinta Qoondada Haweenka Somaliland oo ka Furmay Boorama+ SAWIRRO
Borame(HargeisaPress)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ka qayb-galay shirweynaha hirgelinta qoondada haweenka oo lagu qabtay magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal...
HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed + SAWIRRO
HargeisaPress — Aabo Cabdiraxman Yusuf Ducaale (Boobe), Hooyo Faadumo Xasan Diiriye, Caynan Boobe Yusuf Ducaale, Bilan Boobe Yusuf Ducaale, Ayaale Boobe Yusuf Ducaale, Hooyo...
SAWIRO Laga Qaaday Lammaaneyaal Ka Mid Ahaa Dadkii Sannadkan Xajayey Oo Taabtay Shucuurta Malaayiin...
MAKKA, (HargeisaPress) —Sawirqaade Raa’id Lixyaani marna ma’ uu filayn in sawir uu ka qaaday dusha sare ee xaramka Makah uu noqon doono sawirka ugu...
Bambo Gacmeed Caawa Lagu Weeraray Xarunta Wasaarada Maaliyada Somaliland Ee Gobolka Awdal
Boorama (Hargeisa Press)- Wararka hada naga soo gaadhaya magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa sheegaya in Bambo Gacmeed lagu weeraray xarunta Wasaarada Maaliyada...
Madaxweynaha Somaliland Oo Hargeysa Ku Soo Laabtay + SAWIRRO
Hargeysa,(HargeisaPress)—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo safar shaqo ugu maqnaa dalka Imaaraadka Carabta, ayaa maanta dalka dib ugu...
Gudoomiyaha Cusub ee Ciyaaraha Fudud soo bandhigay qorshayaal lagu horumarinayo Ciyaaraha Fudud.
Hargeysa (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Cusub ee Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud ee Somaliland Mustafe Cabdi Xadi (Diyaaro), ayaa daboolka ka qaaday cabaqadaha rasmiga ah ee hortgaan...
Wefti ka socda Somaliland oo u safraya dalka Itoobiya
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Wefti balaadhan oo ka socda dowladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa waxaa la filayaa inay u safraan magaalada Addis Ababa ee xarunta...
Madaxweynaha Somaliland Oo Digreeto Ku Dhaqan Galiyay Miisaaniyad Sannadeedka 2016-ka
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahayJSL/XM/WM/222-249/012019 ku dhaqan-geliyey maanta oo ay taariikhdu tahay 02.01.2019 Miisaaniyad...
Somaliland waa halka ay Hindiya kaga hortagi karto saameynta Shiinaha
Delhi (Hargeisa Press)- Khabiir u dhashay dalka Hindiya, isla-markaana falaanqeeya siyaasadda Geeska Afrika iyo Asia oo lagu magacaabo Samir Bhattacharya, ayaa dowladda Hindiya kula...
Golaha Deegaanka Liverpool ee dalka Ingiriiska oo aqoonsaday Somaliland
Liverpool (Hargeisa Press)- Golaha Deegaanka ee magaalada Liverpool ee dalka Ingiriiska, ayaa waxaa ay shaaciyeen in ay Somaliland u aqoonsadeen dal madax-banaan.
Golaha deegaanka ee...