Home Featured

Featured

Featured posts

Xoojinta Iskaashiga ee Wasaaradda Ciyaaraha iyo UNFPA: Tallaabo loo Qaaday Horumarka Mustaqbalka Dhalinyarada Somaliland

0
Hargeysa (HargeisaPress)- Kulanka muhiimka ah dhexmaray Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL, Md. Cabdilaahi Maxamed Maxamuud (Jiidhe), iyo wakiillo sare oo ka...

Hay’adda Khayriga ah Ee al-Raxma Charity oo Kaalmo biyo ag gaadhsiisay deegano kamid...

0
Burco,(HargeisaPress)– Hay’adda Khayriga ah Ee al-Raxma Charity oo Kaalmo biyo ag gaadhsiisay deegano kamid ah gobolka Togdheer. Hay’ada Alraxma ayaa kaalmo biyo ah gaadhsiisay qoysas...

Agaasimaha Wasaaradda Dib-u-dejinta iyo Arrimaha Bani’aadamnimada oo Safar Shaqo ku Tagay Gobolka Togdheer

0
Burco,(HargeisaPress)— Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dib-u-dejinta iyo Arrimaha Bini’aadantinimada JSL, Mukhtaar Cabdi Jaamac (Baaxo), oo kormeer shaqo ku tagay magaalada Burco. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda...

Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa iyo Martida Sannadka ee Reer Zambia + SAWIRRO

0
Hargeysa (HargeisaPress)– Waa Madal Aqooneed, waa goob lagu lafa-guro wax badan oo aqoon la xidhiidha, waa madal carisa Dadka Madaxooda Hibooyinku ku jiraan, waa...

Wasaradda Dib-u-Dejinta iyo Haayadda Khayriga ah Ee al-Raxma Charity 200 Qoys Danyar ah u...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Wasaradda Dib-u-Dejinta iyo Arrimaha Bini-Aadantinimada Oo Kaashanaysa Haayadda Khayriga ah Ee Raxma Charity ayaa Maanta 200 Qoys oo danyar ah u qaybisay Agab kale...

Somaliland iyo Taiwan oo heshiis iskaashi kala saxeexday

0
Taipei (Hargeisa Press)- Dawladdaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Taiwan, ayaa waxaa ay maanta kala saxeexdeen heshiis iskaashi oo dhinaca amniga badda ah, kaas oo lagu...

Guddida heer qaran ee Gurmadka Abaaraha oo yeeshay kulankii ugu horreeyay

0
Hargeysa (Hargeisa Press)-  Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Maxamed Cali Aw Cabdi, ahna Guddoomiyaha Guddida Heer Qaran ee Gurmadka Abaaraha, ayaa maanta shir-guddoominayey kulankii ugu...

Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland oo qaabiley Shirkaddo Maalgashi

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, Maxamed Cabdiraxmaan, ayaa waxaa uu maanta xafiiskiisa ku...

Shirkii Gollaha Wasiirrada Somaliland oo lagaga hadlay amniga, dhaqaalaha iyo abaaraha

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Fadhigii 28-aad ee Shirka Gollaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo maanta ka qabsoomay xarunta qasriga Madaxtooyadda Somaliland, ayaa waxaa diiradda lagu saaray,...

Agaasimaha Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha oo la kulmay wefti ka socday shirkaddo caalami ah

0
Hargeysa (Hargeisa Press)– Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka, Mudane Khadar Nuur Cabdi (Buubaal), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socday...