Madaxweyne Biixi oo Magacaabis iyo Isku-bedel Sameeyay
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxa uu wareegtooyin Madaxweyne uu magacaabid iyo isku-Bedel ku sameeyey qaar ka mida masuuliyiinta Xukuumaddiisa.
Wareegto...
Ciidamada Dabdemiska oo Soo Samata-bixiyay Ilmo Yar oo Masquul Lagu Riday
Hargeysa (Hargeisa Press)- Ciidamada dab-demiska Caasimada Hargeysa, ayaa waxaa ay maanta gelinkii dambe soo samata-bixiyeen Ilmo Yar oo lagu riday Musqul ku taalla Xaafada...
Caalamka oo Markale Ka Gaabiyay Tilmaamidda Dhinaca Diidan Xalka Khilaafka Laascaanood
New York (Hargeisa Press)- Golaha Amaanka ee Qaramadda Midoobay oo ka hadlay xalka khilaafka magaalada Laascaanood, ayaa markale ka gaabiyay tilmaamida dhinaca diidan xal...
Somaliland oo Caalamka La Wadaagaysa Taariikhda 26-ka June
Hargeysa (Hargeisa Press) - Wasaaradda arrimaha dibedda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland, ayaa shaaca ka qaaday inay shacabka iyo bulshada caalamka la wadaagi...
Ciidamadii ku dagaalamayay magaalada Garowe oo lakala qaaday
Garoowe,(HargeisaPress)–Waxaa saakay oo arbaco ah lagu guulaystay in lakala qaado ciidamadii ku dagaalamayay magaalada Garowe, si loo fuliyo awaamiirtii kasoo baxday isimada gobolka Nugaal.
Tallaabadan...
36 Dead in violence in Somalia’s Puntland and Lower Shabelle
MOGADISHU, (Reuters) – At least 36 people died on Tuesday in violence across Somalia that involved heavy fighting in the semi-autonomous state of Puntland...
Puntland: Wararkii u dambeeyey ee dagaal ka Garoowe
GAROOWE,(HargeisaPress)–Ugu yaraan 9 ruux ayaa ku geeriyooday in ka badan 15 kalena waa ku dhaawacmeen iska hor imaad maanta Garoowe ku dhex maray ciidamada...
Maareeyaha Guud ee Dahabshiil Group oo ka Qayb Galay Shirkii Wadamada IGAD
Djibouti,(HargeisaPress)–Shirka wadamadda IGAD ee ka socday dalka Djibouti ayaa maamulaha guud ee shirkadaha Dahabshiil Group, Abdirashid Duale, ka waramay kulamo uu la yeeshay qaar...
Madaxweynaha Somaliland oo Tababar U Soo Xidhay Cutubyo Kamida Ciidamada Qaranka
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa tababar u soo xidhay dufcado kamid ah Ciidamada Qaranka oo muddo lagu carbinayey kulliyaddo kala...
Faysal Cali Waraabe oo Hanjabaad Culus U Diray Madaxweynaha Maamulka Puntland
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng, Faysal Cali Waraabe, ayaa si adag uga jawaabay hadalkii ka soo yeedhay Madaxweynaha maamul...