Wefti Ka Socda UK Oo Kulan La Yeeshay Masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta Somaliland

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay  wefti ka socday dawladda Ingiriiska oo booqasho laba maalmoodda...

Wasaaradda Gaadiidka Oo qabatay Kulan lagu Lafa Gurayo Xeerka Nabad Galyada Wadooyinka Somaliland

0
Hargeysa , (HargeisaPress) — Kulan laba cisho socon doona  oo lagu lafa gurayo wax ka badalka iyo kaabista xeerka nabad galyada wadooyinka Somaliland, Xeer...

Breaking News: Somali PM dissolves new cabinet

0
MOGADISHU —  Somali Prime Minister Omar Abdirashid Sharmarke has dismissed his newly nominated cabinet, a government official told Xinhua in the wee hours Saturday. "The...

Shirkadda Dahabshiil oo Deeq Sibidh Ah Ugu Deeqday Dhismaha Dayrka Dugsiga New Gabiley

0
Gabiley (HargeisaPress) —Maamlka iyo masuuliyiinta gobolka Gabiley ayaa waxa ay maanta deeq sibidh ah oo loogu tala galay dhismaha dayrka New Gabley kala wareegtay...

Xaqiiqdii la xaqirayay rubuc qarniga oo maanta aduunku il gaar ah ku eegayo

0
Hargaysa- Hargeisapress Somaliland waxay iskeed u dhisatay dawlad iyo dal dhal oo burburay,waxay kasoo bilawday xaalad qadhaadh oo qasan,ilaahay wuxuu garansiiyay garaad toosan oo...

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Suldaan Maxamed Suldaan...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) –Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas qaran oo badhtamaha caasimadda Hargeysa loogu sameeyey suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo kamid...

Taliyaha Ciidanka Asluubta Oo Ku Dhaawacmay Shil Baabuur

0
Borama , (HargeisaPress) —Taliyaha ciidanka asluubta Somaliland sareeye guuto Maxamed Cismaan Xudhuun, ayaa ku dhaawacmay shil baabuur oo ka  dhacay degmada lughaya ee gobalka...

Masuuliyiin ka Tirsan Xukuumada Somaliland oo Socdaal ku Tegay Dalka Taiwan

0
Taipei (HargeisaPress)- Masuuliyiin ka tirsan xukuumada Jamhuuriyadda Somaliland oo socdaal shaqo ku teagy dalka Taiwan, ayaa lagu soo dhoweeyey dalka. Safiirka JSL ee dalka Taiwan...

Dahabshiil lauds Somalia’s debt relief move

0
Hargeisa, The business community in the Horn of Africa has welcomed the move by the World Bank and the International Monetary Fund to offer...

Qarax Maanta Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0
Muqdisho (Hargeisa Press): Qarax xoog leh ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya galabta oo Axad ah. Goobjoogayaal ayaa sheegay in la bartilmaameedsaday mid...