Wefti Ka Socda UK Oo Kulan La Yeeshay Masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta Somaliland

0
1041

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay  wefti ka socday dawladda Ingiriiska oo booqasho laba maalmoodda ku  jooga Somaliland.

Weftigan ka socday Ingiriiska gaar ahaana waaxda wasaaradda arrimaha dibadda UK, waxaa xubno ka ahaa masuuliyiin ka tirsan safaaradaha Nairobi iyo Addis Ababa ee dawladda Ingiriiska.

Halkan ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here