Qarax Maanta Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0
649

Muqdisho (Hargeisa Press): Qarax xoog leh ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya galabta oo Axad ah.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in la bartilmaameedsaday mid ka mid ah hoteelada ku yaalla xeebta Liido. Qaraxa ayaa ka dhacay iridda hore ee hoteelka Elite.

Wararka qaar ayaa sheegaya in rasaas ay ka dhacaysa gudaha hotelka iyadoo dad badan oo rayid ahna ay ku sugnaayeen gudaha hotelka.

Faahfaahinta goor dhaw halkan kala soco.

Xigasho:BBC Somali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here