Breaking News: Somali PM dissolves new cabinet

0
MOGADISHU —  Somali Prime Minister Omar Abdirashid Sharmarke has dismissed his newly nominated cabinet, a government official told Xinhua in the wee hours Saturday. "The...

Hargeysa: Darawal Gaadhi Jiidhsiiyay Askari Taraafik Ah + SAWIRRO

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Galinkii hore ee Isniinta maanta ayuu nin Taraafik ah Gaadhi Vitz ah ama bulshadu u taqaan DUKHAAN-ka ahi ku jiidhay Badhtamaha...

Wasaaradda Gaadiidka Oo qabatay Kulan lagu Lafa Gurayo Xeerka Nabad Galyada Wadooyinka Somaliland

0
Hargeysa , (HargeisaPress) — Kulan laba cisho socon doona  oo lagu lafa gurayo wax ka badalka iyo kaabista xeerka nabad galyada wadooyinka Somaliland, Xeer...

Xoghaya Kaambaynka west of England ee X.kulmiye Mohamed Abdi Bbc oo dalka kusoo foodleh

0
Hargaysa-Hargeisapress Xoghaya Kaambaynka west london ee kulmiye Mohamed Abdi Bbc iyo xubno muhiim ah oo kasoo bixi doona dalka ingiriiska oo kusoo beegan maalinta arbacada...

Havoyoco Oo 120 Arday U qabatay Tababar Xirfadeed

0
Hargaysa , (HargeisaPress) — Xaflad balaadhan oo aad loo soo camiray ayaa hay’adda wadaniga ah ee HAVOYOCO u qabtay 120 dhalinyaro oo ah dhalinyrada...

DAAWO: Sheekh Aadan-Siira Muxuu Ka Yidhi Xeerka Kufsiga?

0
Hargeysa, (HargeisaPress) – Sheekh Aadansiira oo kamida Culimada Waawayn ee somaliland ayaa Khudbadii Jimcaha ee maanta kaga  hadlay xeerka kufsiga iyo sida loogu kala...

Shirkadda Dahabshiil oo Deeq Sibidh Ah Ugu Deeqday Dhismaha Dayrka Dugsiga New Gabiley

0
Gabiley (HargeisaPress) —Maamlka iyo masuuliyiinta gobolka Gabiley ayaa waxa ay maanta deeq sibidh ah oo loogu tala galay dhismaha dayrka New Gabley kala wareegtay...

Suldaanka Beesha Subeer Awal Oo Soo Dhaweeyay Go’aankii Komishanka Doorashooyinka

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi,oo ka mid ah Madaxdhaqmeedka Somaliland,ayaa taageray Gudida Doorashooyinka wakhtiga ay ku qaban karaan doorashada Madaxtooyada iyo Wakiilada....

Markab Sida Qaxoonti Yemen Ka Yimid Oo Dekedda Berbera Ku Soo Xidhay

0
Berbera, (HargeisaPress) —Markab siday Qaxootigii ka soo qaxay dagaalka Yemen oo xalay ku soo xidhmay dekadda Berbera, ayaa la dajiyey goobo loogu tallogalay inay...

TOG-DHEER: UGU YARAAN 5 QOF, AYAA KU NAF WAAYAY HALKA ILAA 8 QOFNA AY...

0
 Burco, (HargeisaPress) — Ugu yaraan 5 qof, ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen  halka ilaa 8 ruuxna ay ku dhawaac meen   shil...