Wefti Ka socda Hay’adaha Caalamiga ah ee taageera saxaafdda kuna bahoobay magaca SMSG...

Hargeysa, (HargeisaPress) — Weftigan oo ka kooban 16 Hay'adood oo ay ka mid yihiin EU, Unesco, IMS, Free Press, African Nation of Journalisam, BBC...

Daawo Muuqaal: Somaliland: Guryo Cusub oo Loo Dhisay Danyarta Caasimadda

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland  Md Cabdiraxmaan cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta xadhiga ka jaray Dhismayaal cusub oo ah guryo loo dhisay qaar...

Taliye Nuux Taani Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dagaal Saaka Ciidanka Qaranka Iyo Kooxaha...

Hargeysa,(HargeisaPress)–Maleeshiyaadka Huwanta Laascaanood ayaa khasaare ba’an iyo Jab kala kulmay weerarro dhowr jiho ah oo ay ku qaadeen fadhiisimada Ciidanka Qaranka ee gobolka Sool. Dagaalka...

36 Dead in violence in Somalia’s Puntland and Lower Shabelle

MOGADISHU, (Reuters) – At least 36 people died on Tuesday in violence across Somalia that involved heavy fighting in the semi-autonomous state of Puntland...

Somaliland oo Laga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xasuusta Dadka ku Waxyeeloobay Shilalka Waddooyinka...

Hargeysa (HargeisaPress)- Maalinta Caalamiga ah ee xasuusta dadka kuwaxyeeloobay shilalka waddooyinka oo sannad walba la qabto taariikhdu marka ay tahay 17 November, ayaa si...

Wefti Ka Socda UK Oo Kulan La Yeeshay Masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta Somaliland

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay  wefti ka socday dawladda Ingiriiska oo booqasho laba maalmoodda...

Daawo Muuqaal: Wariye Cabdisalaan Hereri Oo Barnaamij Xiiso Badan Ka Diyaariyay Shirkada Daabacaada iyo...

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wariye Cabdisalaan Hereri Oo Barnaamij Xiiso Badan Ka Diyaariyay Shirkada Daabacaada iyo Xayeysiisyada Ee Sagal Jet halkan hoose ka daawo.   HargeisaPress News...

Wasaarada Waxbarshada oo Dib U Eegis Ku Samaynaysa Habsami U Socodka Shaqada Waxbarashada iyo...

Hargeisa (Hargeisa Press)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland ayaa maanta Kullan hawleed hal maalin ah ku qabatay magaalada Hargeysa. Kulan hawleedkan ayaa waxaa hagayay Wasiirka...

Xisbiga Kulmiye Oo Magacaabay Guddiyada Soo Xulida Murashaxiinta Iyo Xalinta Khilaafyada Murashaxiinta Ee Wakiiladda...

Hargeysa (HargeisaPress)-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Axmed Cabdi Xuseen (Axmed C/dheere) ayaa magacaabay sadex guddi oo xisbiga KULMIYE u xil saaray soo...
video

Taliska Ciidamada Booliska Somaliland Oo Si Adag Uga Hadley Warar Laga Baahiyay

Hargeysa, (HargeisaPress) –Taliska Ciidamada booliska Somaliland oo shir jaraa,id ku qabtay xarunta taliska ee Hargeysa ayaa waxa ay si adag uga hadleen warar been...

Latest News