Ganacsade Aadan Baradho Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Qaranka Somaliland iyo Qoyskii Uu...

0
HargeisaPress —Ganacsade Xaaji Aadan Axmed Diiriye (Aadan Baradho) oo kamida Odayaasha waa-weyn ee haldoorka Qaranka Somaliland ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Qaranka Somaliland...

Hambalyo Meher Wacan u dirayaan Hambalyada Meherka Samir xassan iyo Muna Abdi dhumey oo...

0
Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Amed-yasin sheikh Axmed, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan...

HEES CUSUB: Muunadii aduunka By: Mujaahid Cabdi Muxumed Yuusuf (Cabdi Madoobe )

0
HargeisaPress — Heestan waxa layidha .Muunadii aduunka@1@ muunadii aduunkaay marwadii jacaylkaay muhashadii kalgacalkaay mihigaanka roobkoo meel ubaahan helay iyo minasubax arooryaad mayaygoo da.aayaa waxanku...

Madaxweynah JSL Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Hogaamiye Ka Wanagsan Somaliland Masoo Marin Inuu Soo...

0
Salaan ayaan u dirayaa guud ahaan shacabka somaliland, saxaafada madaxa banaan iyo Ciimada qaranka jsl ee ee heeganka ugu jira difaaca qaranka oo markasta...

Madaxweyne Biixi: “Jabhada Jabuuti kasoo dhex-hadlaysa, wixii ka dhasha waynu arki”

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu si adag uga hadlay jabhado maalmihii u dambeeyay isku uruursanayay gudaha Jabuuti, kuwaasi oo...

Xil Gudasho La’aanti Shalay Iyo Hufnaanta Maanta Halkay Iska Qabtaan!

0
Bulshadu waxay ka amakaag santahay Digreetooyinka is burinaaya ee kasoo baxaaya madaxtooyada, waa xil ka qaadis hadana magacaabis, dhaliil xilgudasho la’aaneed, hadna boogaadin xil...

Xukuumadda Somaliland oo hal arrin ku boggaadisey dowladda Itoobiya

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa waxaa ay dhambaal hambalyo ah u dirtay dowladda iyo shacbiga dalka Itoobiya. Xukuumadda Somaliland, ayaana dowladda iyo shacbiga...

Waxaan Cambaaraynayaa Falkii Foosha Xumaa ee Hakiyay Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Degmada Lughaya. Qallinkii: Mohamed Gacayte

0
Waxaan si adag u cambaaraynayaa weerarka lagu qaaday Sanduuqii yaalay goobta "Sabo-Wanaag" oo ay ka socotay Diiwaangelinta Codbixiyayaasha ee  Degmada Lughaya ee Gobolka Awdal....

Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani Wuxuu Qeyb Ka Yahey Dhismaha iyo Hoodada Ciidamada Milatariga...

0
HARGEISA–Sida ay Ka Warqabaan ,Dhamaan Ciidamada Somaliland, ee Ku Sugan Guud ahaanba Fadhiisimada iyo Saldhigyada Kala Duwani Waxey Habeen iyo Maalin Ka Markhaati yihiin...

Madaxweynaha Somaliland oo si ballaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Ceerigaabo

0
Ceerigaabo (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayay oo safar shaqo ku marayay gobolada bariga ee dalka, ayaa maanta...