Siyaasada Mikrifoonka iyo Qiirada Xisbiyad Mucaaridka !

0
  Doorashadi iyo Abaarti waa lakala qaaday laakin Xisbiyada Mucaaridka iyo Xaflad soo dhaween ah lama kala qaadin ! Go'an laga gaadho yaa garan ! Waxaan...

Maxay Guddida Doorshooyinku kala hadleen Xisbiyada iyo Ururrada?

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddida Doorashada qaranka Somaliland, ayaa  kulan la qaatay Xisbiyada Qaranka iyo Ururada Siyaasada. Waxaanay ka wadahadleen qorshe hawleedka u diyaar garowga Doorashooyinka...

Muyuusigga Iyo Heesuhu Ma Xaaraan Baa? – W/: Maxamed Cabdi Daa’uud (Q.2aad)

0
Maxamed Cabdi daa’uudSheekh Maxamed Al-Qasaali isaga oo u jawaabaya dadka qaba in heesaha iyo muusiggu xaaraan yihiin, waxa uu yidhi: “Bal kaalaya ila eega...

Dunida Muslimka Oo Maanta Looga Dabaal-Degayo Munaasabada Ciidda

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guud ahaan marka la eego dunida Muslimka ayaa maanta oo Salaaso ah waxaa siweyn looga dabaal-dagayaa munaasabada Ciidul-Adxaa Carafo oo ka mid...

Xidigaha Geeska maxaa u dan ah? Waxa Qoray Cumar Seerbiya

0
Qormadan  waxaan u qoray laba sababood  waa ta hore’e  waxaan markhaati ka ahay adiguna akhrista laga yaabaa inaad ila qirsantahay doorka faneed ee  ay...

Oday Dhaqmeed, Guurti iyo Salaadiin U Tacsiyadeeyay Qoyskii Reer Djibouti Ee Masiibadu Ku Dhacday

0
Gargaar Lacageed Qoyska Ku Dhamaaday Dalka Jabuuti Oo Gabadh Yari Ka Hadhay Ayaa Kulan Shir Jaraaid Oo Ay Ka Qayb Galeen Guurti Salaadiin Cuqaal...

TALOOYINKA AXMED CAWRO EE XISBIGA KULMIYE By : Ahmed Arwo

0
Waxaan jecleystay inaan dib u eego taloyiin  aan u gudbiyey Shirweyni Kulmiye ee 2007. waa xusuus mudnaanteeda leh, iyadoo aynu ku jirno dhammaadkii muddadii talada dalka...

Waa la Gaadhay Xiligii Somaliland u Badheedhi Laheyd Turkiga

0
Madaxweyneenu dhawr jeer ayuu faq iyo fagaareba ugu sheegay dawladda Turkiga in aanay dhexdhexaad ka aheyn wadahadalka u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya, maadaama oo...

Ogaysiis: Ka qaybqaado badbaadinta Dhalinyarada Somaliyeed inta Maanta nool. Qallinkii: Sultan Abdikariim Farah

0
Shir baroor diiq Iyo wada tashi isagu jira oo lagu qaban Doono Magaalada Toronto Ee Wadanka Canada/Kanada  Shirkaani wuxuu isugu jiraa baroor Diiq loo...

WAR-MURTIYEEDKA Kal-Fadhiga 33aad Ee Golaha Sare Ee Dalladda Ururrada Dhallinyarada Somaliland Ee SONYO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Kal-fadhigii 33aad ee Golaha Sare ee Dalladda Heer Qaran ee urrurada Dhallinyarada Somaliland ee SONYO oo labadii maalmood ee ugu dambeeyey ka...