Shirkada Dahabshiil Waa Shirkad Ganacsi oo Ku Amaanan Shaqaday u Hayso Bulshada

0
Indhawaydba waxaan Ku Arkayay Social Media-ha iyo Mareegaha Dahir Calasow isagoo Naadinaya Dacwad ka Dhan ah Shirkada Dahabshiil oo uu ku eedaynayo Dilkii Saado...

Booliska Somaliland oo xabsiga u taxaabay Digtoor Khaalid Beergeel

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabey Dr. Khaalid Xasan Cabdillaahi (Beergeel) oo ah digtoor ku takhasusay xanuunnada dumarka iyo hooyada...

Agaasimaha Wasaaradda Warfaafinta Somaliland oo Gaadhay Dalka Ingiriiska

0
London (Hargeisa Press)- Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mustafe Cabdi Ciise Shiine, ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaaladda...

La Taliyaha Madaxweyne Siilaanyo Ee Dhinaca Dhaqaalaha Oo Eedaymo Usoo Jeediyey Murrashaxiinta Cabdiraxmaan Cirro...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —La Taliyaha madaxwayne Siilaanyo ee dhinaca dhaqaalah Aqoonyahan Axmed Xasan Carwo ayaa eedaymo usoo jeediyey murrashaxiinta Cabdiraxmaan CIrro iyo Faysal Cali Waraabe. https://youtu.be/f3SyvfXEIM0