HEES CUSUB: Muunadii aduunka By: Mujaahid Cabdi Muxumed Yuusuf (Cabdi Madoobe )

0
871

HargeisaPress — Heestan waxa layidha .Muunadii aduunka@1@ muunadii aduunkaay marwadii jacaylkaay muhashadii kalgacalkaay mihigaanka roobkoo meel ubaahan helay iyo minasubax arooryaad mayaygoo da.aayaa waxanku masaala muuqaalka dahabkiyo manka oo dilaaciyo midabada caleentee madhaafaan kii quruxdiyo miisaankii noloshaay ?)kooras@.

 

badka. Labad…

 

 

Muuqaaga aragtida mililica jaleecada midabkaagu sidu yahay maskax lagumakoobe marka aad dhaqaaqdeed muxubada dareenkale midig bidix talaabada maamuus udhigaysiyo meel joogsigaagay mabsuudaa naf tayduye milgihiyo xishoodkana midiilagu barbaarshee maankayga deeqdaay.’!?@ kooras@macnamale aduunyadu maalmaha inoohadhay anwada mushaaxnee ilamaamul caashaqa,

 

Cabdi M Yusuf

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here