Hambalyo Meher Wacan u dirayaan Hambalyada Meherka Samir xassan iyo Muna Abdi dhumey oo meherkoodu ka qabsoomay Masaajidka Rusheeye ee ku yaala magaalada hargaysa.

0
1444

Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Amed-yasin sheikh Axmed, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab.Abdikareem Mahamed Aw Aadan Iyo Jamac Axmed Jamac, Samiir Xasan Cabdi. Dhamaan dadkaasi  Waxay Hambalyo U dirayan Meherka Hambalyo Meher Wacan u dirayaan Hambalyada Meherka Samir xassan iyo Muna Abdi dhumey oo meherkoodu ka qabsoomay Masaajidka Rusheeye ee ku yaala magaalada hargaysa. Waxaanay leeyihiin noqda  Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaado Aqal Galkoodana ku Gaadha Bashbash iyo Barwaaqo Aamiin Aamiin Aamiin Allaha Ha Inaga Aqbalo.

Ex wasiir Yuusuf Osman Garas Madaxa kaambaynka xisbiga wadani Hamse khayre Siciid sonyo,Abdifatah axmed cabdi,Ahmedyasin sh cumar,Mohamed abdirisaaq sh yoonis Mohamed ali, Omar osman taani,osman mohamed, cabdinaasir foodcade,Hamse ibraahim yay, Abdiqaadir hassan mataan, Abdikariin bosnia, PROF rashiid dhago, Abdiasis mohamed caydiid, iyo dhamaan Macalimiinta jaamacada alph, Admas, Dhamaan dadkaasi  Waxay Hambalyo U dirayan Meher Wacan u dirayaan Hambalyada Meherka Samir xassan iyo Muna Abdi dhumey oo meherkoodu ka qabsoomay Masaajidka Rusheeye ee ku yaala magaalada hargaysa 11/12/2018.. Waxaanay leeyihiin noqda  Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaado Aqal Galkoodana ku Gaadha Bashbash iyo Barwaaqo Aamiin Aamiin Aamiin Allaha Ha Inaga Aqbalo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here