Duruusta Ramadaanta: Sunnayaasha Soonka Q. 2aad. [MIDHAHA DIINTA]

0
1379

Hargeysa, (HargeisaPress) —Idilkiin Ramadaan kariim meel kasta oo aad joogtaan. Waxa aanu halkan idiinku soo gudninaynaa qaybtii 1aad ee Sunnayaasha Soonka oo dhawr qaybood oo taxane ah ka kooban. Waxaana ay qayb ka yihiin taxanaha duruusta Ramadaanta oo uu idiinku talo galay barnaamijka MIDHAHA DIINTU. Duruustan diiniga ah ee Ramadaanta ku saabsanna Waxa duubtay maktabadda Al-fajri oo ku taalla magaalada Hargeysa.

Waxa idiin soo jeedin doona sheekh Maxamed sheekh Cumar Dirir. Ku soo dhawaada qaybtii 2aad ee Sunnayaasha Soonka. Ka faa’idaysi wanaagsan. Sheekhana ilaahay ajar iyo xasanaad ha ka siiyo.

midhahadiinta@gmail.com , midhahadiinta1@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here