HAMBALYO Dhalasho Farxad Leh: Xasan Cumar Nuur oo wiil ugu dhashay Magaalada Hargeysa

0
1441

HargeisaPress — Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab.Abdikareem Mahamed Aw Aadan Iyo Jamac Axmed Jamac, Samiir Xasan Cabdi. dadkaasi oo Waxay Hambalyo Dhalasho Farxad leh u dirayaan

Xasan Cumar Nuur  oo wiil 01 /04/ 2017, ugu dhashay hospitalKa Gargaar ee magaalada Hargeisa wiilkaasi oo loo bixiyay Cumar Xasan Cumar, WAXAY LEEYIHIIN NOQO KII DADKIISA,DALKIISA IYO DIINTIISABA ANFACA..Aamin..Aamiin..Aamiin..

Geesta kale Shaqaalaha Shirkada Seed General Trading Co. oo kala ah  Cabdi Xusein Muxumed, C/raxmaan Cilmi Kaahin, Maxamed Guuleed Riiraash, Maxamed axmed cali (geeljire), Xamse Cabdi maxamed iyo Xaaskiisa Umal khayr C/raxman iyo caruurtiisa, Caduur aadan madar, C/rashiid Cismaan ciise,C/laahi Cabdi Ibraahim ,Mawliid Cabdi Nuur,C/laahi Dagal Dhinbiil,Maxamed Xaashi Daauud,Cabdi Xusein Waabari,Maxamed Cabdi Axmed,Ibraahim Maxmauud Cabdi,Siciid Cilmi Muxumed,Xasan Nuur Raage Iyo dhamaan Shaqaalaha Shirkada Seed General Trading Co. dadkaasi Waxay Tahniyad Dhalasho U Dirayaan

Xasan Cumar Nuur  oo wiil ugu dhashay 01 /04/ 2017, wiil ugu dhashay hospital Ka Gargaar ee magaalada Hargeisa wiilkaasi oo loo bixiyay Cumar Xasan Cumar, WAXAY LEEYIHIIN NOQO KII DADKIISA,DALKIISA IYO DIINTIISABA ANFACA..Aamin..Aamiin..Aamiin..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here