“UCID Laguma Xajiimoodo Ee Waa Lagu Barwaaqaystaa” Godomiyha Abaabulka Ucid Ee Qaaradda Europe

0
Anigu Ah Godomiyha Abaabulka Ucid Ee Qaaradda Europe Marwa Samia Muse , Waxaan Aad Oga Xumahay Aflagaadada Ka Soo Yeedhay Xubin Ka Tirsandeen Xisbiga...

” Nile Academy” In La Saaro Maxaa Loo Cuskanaya

0
Inkasta oo Wasiirka Arimaha Debida Somaliland jawaab diidmo ah ka bixiyey codsigii Qunsulka Turkigu u soo gudbiyey ee ku saabsana in Nile Academy dalka...

DHALASHO FARXAD: Guuleed Ibrahim Dheere iyo Asma Fu’ad Abdi oo Caawa Gabadhi ugu Dhalatay...

0
HargeisaPress —Tahniyad Dhalasho Farxad leh Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress, Khadar Cabdi Muuse, Hamse Jirde, Shiine Cilmi...

Wasiirro Soo Afjaray Colaad Muddo Ka Taagnayd Gobolka Sanaag

0
Ceerigaabo (Hargeisa Press)- Wasiiradda wasaaradaha Kalluumaysiga iyo Caafimaadka Somaliland, Masuuliyiinta Maaamulka Gobolka Sanaag iyo Degmada Ceerigaabo iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiillada, ayaa soo...

Somaliland Maxay Ku Xusi Doonta Maalinta La Dagaalanka Musuq-maasuqa Aduunka? W/Q: Cabdiraxmaan Cadami

1
9 December oo ku beegan barito oo jimce ah waxa loo asteeyey in ay noqoto maalinta la dagaalanka musuq-maasuqa (International Anti-corruption Day). Waxa laga...

Dareen Muwaadin

0
Dareen muwaadin   Dareen muwaadin waa mawduuc gaaban waxaan maqli jiray Maanso tiraahda "indhihii basaasow boorama ma aragteen"? .   waqtigaa isgurayoo hadba xaajo gododliyo ged lasoo baxaayo garashada...

Saxaafadda Dunidda Oo Doorashadda Madaxtooyadda Somaliland Ku Tilmaamay Doorashadii Ugu Dumquraadisaneyd Uguna Casrisaneyd Ee...

0
Warbixinta Saxaafadda Caalamku Ka Qoreen Qabsoomida Doorashadda Madaxtooyadda  Ee Somaliland Waxa Lagu Tilmaamay Mid Soo Noolaysay Rajaddii Dumquraadiyadda Ee Dalalka Bariga Afrika Hargeysa, (HargeisaPress) —Wakaladdaha...

Fanaanada Caanka Ah Ee Farxiya Fiska Oo Soo Gaadhay Hargeysa Iyo Soo Dhawayn Diiran...

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Fanaanada caanka ee Farxiya Axmed Macalin(Farxiya Fiska) ayaa soo gaadhay magaalada Hargeysa. Fanaanadan oo ka soo duushay wadanka Ingiriiska ayaa markii ay...

Abaaruhu Ma Inoo Horseedi Doonaan Horumarka iyo Isku-duubnida Bulshada? Qalinkii: Mustafe Adam

0
Waxa aynu ka wada dharagsanahay wararka dhiilada leh ee inaga soo gaadhaya gobolada, degmooyinka iyo guud ahaan deegaanada dalka, ha ugu badnaadaan jiidaha xeebta...

Cawayska Culimada Kulanka 3aad Sh. Maxamed Idiris Axmed

0
https://youtu.be/K0fShJHsY24