SHIRKII AQOONYAHANKA GOBOLKA GABILAY MA AHAYN SHIR KAANBAYN EE WASIIRADAA KA DHIGTAY MADAL KAANBAAN...

0
Waxa magaalada gabilay lagu soo gaba gabeeyay shir socday mudo sadex cisho ah oo lagu gorfaynayay horumarka gobolka kaas oo qaban qaabadiisa uu lahaa...

Aqoonyahan Khadar Cabdilaahi Oo Bogaadin Iyo Tallo Soo Jeedin U Soo Jeediyay Guddoomiyaha Cusub...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Aqoonyahan Khadar Cabdilaahi Maxamed oo Hambalyo iyo bogaadin udiray Gudoomiyaha Cusub ee loo doortay Dallada Ururada dhalinyarada Somaliland ee Sonyo. Khadar cabdilaahi oo dhambaal...

Sheekh shacabkiisa la dareena! By: Maxamed Sidiiq

0
Intabadan Sheekhu wuxuu can ku yahay ka hadlaka  duruufaha nololeed ee innagu xeeran  sida looga gudbi karo.  wuxuu  ka fekera danta guud iyo daryeelka...

Cali Gurey oo Si Weyn Uga Dar-daar Weriyay Isku Shaandhaynta Uu Madaxweyne Biixi Ku...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Siyaasiga Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey), oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland, ayaa waxaa uu si weyn uga dar-daar weriyay...

Siyaasi Maxamed Xaashi Cilmi Oo Ka Hadlay Muddo Kordhinta Xukuumadda Loo Sameeyey Dhaliilo Xoogana...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Siyaasi Maxamed Xaashi Cilmi oo kamida siyaasiyiinta madasha wada tashiga ayaa ka hadlay muddo kordhintii loo sameeyey xukuumadda madaxwayne Siilaanyo,sidoo kalena waxa...

SICIID MAXAMUUD GAHAYR CADAALAD DARO AYAA KU CIIRTAY…..! Qallinkii: Mohamed Gacayte

0
Hargeisa — 85 Maalmood ayuu xidhan yahay Macalin Siciid Maxamuud Gahayr,  Maxkamadii wax danbi ah way ku wayday waxaanay Xukuntay in Xoriyadiisa loo celiyo,...

Adigoo haysta Qarannimo, ha ku doorsan Qolonnimo!! W/Q: | Eng. Hussein Adan Igeh |Hussein...

0
Aasaaska iyo jiritaanka ummadnimo waxa saldhig u ah dareen-wadareed-shacab oo qoto dheer oo bulshada ku abuuran, kaasoo ay guud ahaanba ka siman-yihiin rag iyo...

Xus Iyo Maamuus Lagu Sagootiyey Suxufi Axmed-zaki Daahir Xasan Oo Dalka Dibediisa U Baxay

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xus iyo maamuus kubadeed oo lagu sagootiyey Weriyihii Gaarka ahaa ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ka qabsoomay garoonka kubbadda Cagta ee Pepsi...

Maxamed Aw Siciid Waa Ganacsade La mahadiyey. W/Q: Aadan Jaamac Cabdilaahi

0
Waxaan qalinka u qaatay inaan ka hadlo maqaal dhawaanahan ku soo baxayey qaybaha kala duwan ee warbaahinta kaas oo la xidhiidhay dhaliilo loo jeedinayey...

Scotland (YES) iyo England (NO) keebaynu taageernaa? By: Faysal Qumuj

0
Salaasada bari ee 18ka sebtembar waxay dadka Scotland qaadi doonaan talaabo taariikhiya. Waxaanay haystaan fursadii ay Aftida ugu qaadi lahaayeen in ay Madaxbanaani kaqaataan...