Siyaasi Maxamed Xaashi Cilmi Oo Ka Hadlay Muddo Kordhinta Xukuumadda Loo Sameeyey Dhaliilo Xoogana Usoo Jeediyey Xukuumadda Somaliland Iyo Labada Gole Qaran

0
1269

Hargeysa,(HargeisaPress) — Siyaasi Maxamed Xaashi Cilmi oo kamida siyaasiyiinta madasha wada tashiga ayaa ka hadlay muddo kordhintii loo sameeyey xukuumadda madaxwayne Siilaanyo,sidoo kalena waxa uu eedaymo kulul usoo jeediyey xukuumadda Somaliland,iyo Labada gole qaran ee Wakiilada iyo Guurtida Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here