Awdal Waa Hooyadii Somaliland, Hiraalka Iyo Horumarka Maanta Muuqdana Yadaa Lagu Soo Dhex Habeeyey,...

0
“Ninka socodka taariikhda raba inuu suldaareeyo Sacab timole weeyaan inuu suurto geliyaaye” Gaariye. Ugu horeyn waxaan uga gol leeyahay tixdan Marxuum Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye), Waa fariin...

Saylici Ma Wuxuu Madaxweyne-ku-xigeen U Yahay Awdal ...

0
C/raxmaan  C/laahi  Ismaaciil  (Saylici)  waa  Madaxweyne-ku-xigeenka  Jamhuuriyada  Somaliland, Sidoo  kale  waa  u  qaabilsanaha  Golaha  xukuumada  Somaliland  ee  hogaanka  u  haya  Hay,adaha  gargaarka  deg-dega  ah ...

Maamulaha guud ee shirkaddaha Dahabshiil Group Oo Sharaxay Faa’iidada Ay Ganacsatada Soomaalida U...

0
Dubai , (HargeisaPress) —  Maamulaha guud ee shirkaddaha Dahabshiil Group Cabdirashiid Siciid Ducaale ayaa sharraxaad ka bixiyay faa’iidada ganacsatada Soomaalida ugu jirta isbedelo waaweyn...

DAAWO: Khudbadii Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale, midnimada iyo wada-jirka umadda Somaliland wada leh ee u wada dhalatay https://youtu.be/PTH7LBPGaxk

Hay’adda Shaqaalaha Oo Waxka Bedel Kooban Ku Samaysay Sacaddaha Shaqaalaha Dawladdu Hawlgeli Doonaan Bisha...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddida Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland, ayaa wax ka bedel kooban Bisha Barakaysan ee Rammaddaanta inta lagu jiro ku samaysay saacaddaha ay...

Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Daahfurey BILE CARWASH & COFFE SHOP Oo Lagu Qabtay Magaalada...

0
HARGEISA — Munaasibad balaadhan oo casho ah ayaa xadhiga lagaga jaray Hotel Cusub oo ku soo biiray Hotel-lada Casriga ah ee magaalada Hargeysa oo...

Taarikh Kooban Ala Ha U Naxariiste Marxuun Amb. Abdirahiim Caabi Farah

0
HARGEISA —Waxaa magaalada New York ku geeriyooday ala ha u naxariiste  Marxuun Amb. Abdirahiim Caabi Farah. Wuxuu ahaa Diplomacy iyo siyaasi u soo shaqeeyay dalka...

Jaamacada ADMAS Oo Shaqaalaheeda Uqabatay Tababar Kor Loogu Qaadayo Aqoontooda + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Jaamacada Admas qaybteeda Hargaysa ayaa tababar uqabatay 17 xubnood oo ka mid ah shaqaalaha ka hawl gala jaamacada. Tobobarkan Looqabtay shaqaalaha jaamacada Admas...

Xuska 18-Ka MAY: Xuskeeda Dambi Mooyee, Miyaan Darajo Laga Korodhsan Karin?. Dr.Mohamed-Culimo

0
18-ka bisha May oo ah maalinta qaranimadda Somaliland waa maalin taariikhi ah oo ku suntan inta badan quluubta bulshada Somaliland. Maalintani waxay ka mid...