Taarikh Kooban Ala Ha U Naxariiste Marxuun Amb. Abdirahiim Caabi Farah

0
1683
Marxuun Amb. Abdirahiim Caabi Farah

HARGEISA —Waxaa magaalada New York ku geeriyooday ala ha u naxariiste  Marxuun Amb. Abdirahiim Caabi Farah.

Wuxuu ahaa Diplomacy iyo siyaasi u soo shaqeeyay dalka Soomaaliya iyo Qaramadda Midoobay, waa ninka kaliya ee Soomaaliyeed ee gaaray inuu noqdo Kaaliyaha Xogayaha Guud ee Qaramadda midoobay, waa ninka kalia ee Africaan ahaa ee ugu horeeyay ee ku dhawaado in loo doorto Xogayaha Guud ee Qaramadda Midoobay, tasoo sharaf u ah magaca guud ee umadda Soomaaliyeed.

Marxuuun Abdirahiim wuxuu dhashay sanadka markuu ahaa Octobar 22, 1919 Magalada Magaalda Berry ee Wales. Wuxuu dalka Soomaaliya u soo qabtay xilal badan inta aan la qaadanin xuriyada ilaa xuriyadii, asagoo noqday 1951 to 1961, Director of the Somali Information Service 10 sano oo istiqlaalka.

1961 and 1965 Waxaa uu noqday safiirkii ugu horeeyay ee Soomaaliyeed u fadhiya Ethiopia, wuxuu kaloo ahaa Council of Ministers meetings of the Organisation of African Unity (OAU) in 1964 and 1965.

1965 to 1972 Abdirahim Aby Farah wuxuu noqday safiirka Soomaalida UN Mission (the Permanent Representative of Somalia to the United Nations in New York City)

1969 to 1972, Amb. Farah wuxuu ahaa Chairperson of the UN Special Committee Against Apartheid South Africa.

1979 to 1990,  Amb. Farah wuxuu noqday kaaliyaha xogayaha guud ee qaramada midoobay (Undersecretary-General for Special Political)

Waxaan halkaan uga tacsiyeeynayaa guud ahaan umadda reer SL iyo gaar ahaan qosykiisa, waxaan Ilaah uga baryeeynaa inuu naxariis Jano siiyo marxuunka. Waxaan jeclaan lahaa in loogu magac daro qayb ka tirsan Wasaarada Arimaha dibada ee SL loogu magac daro.

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

Amb.Mohamed Adan (linin)

Oslo,Norway

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here