Cunto Cunista Kaddib Oo La Dhididaa Waxa Ay Calaamad U Noqon Kartaa Xanuun Khatar...

0
HARGEISA–In cuntada kaddib la dhidido waxa ay dhakhaatiir badani u yaqaannaan in ay tahay xaalad jidheed oo dabiici ah, laakiin baadhitaanno dheeraad ah oo...

Magaalada Aanay Booliisku Ku Dhicin inay Ka Baxaan Saldhigyadooda

0
Dadku ma buunbuuniyaan marka ay leeyihiin "booliisku waxay u nool yihiin sidii iyag oo ah kuwa xabsiga ku jira" TibΓΊ, oo ah degmo xuduud...

Waa Kuma Wasiirka Ku Suntan In Murashaxa Madaxwaynaha Xisbiga Kulmiye Uu Hanto Quluubta Bulshada...

0
Diiwaanka Taariikhdu waa mid furan Qalinkuna waa mid u diyaara in lagu qoro dhacdooyinka Maalinlaha ah ee Qadarka Eebe ku socda iyadoo aynu Qormadan...

β€œRajo Ku Noolaada” – Cristiano Ronaldo oo muuqaal qiiro ah u diray shacabka la...

0
HargeisaPress β€”Cristiano Ronaldo ayaa cabiray sida uu uga xun yahay, xasuuqa caruurta iyo shacabka reer Syria ku socda khaas ahaan shacabka magaalada Aleppo, muuqaal...

ABIY AHMED IYO DAWLADA ETHIOPIA HADII AY RABAAN SOMALIWEYN IYAGUNA HA KA TANAASULAAN SOMALIDA...

0
Waxa aan daawanayay hadalka Gudoomiyaha Guurtida Somaliland oo u dhignaa sidii wax culeys lagu saarayo in Farmaajo Hargeisa yimaado oo uu wado Raisal wasaaraha...

Gabiley ,Wajaale, Arabsiyo Oo Maanta Muujiyey Cududa Iyo Taageerad Ay U Hayaan Xisbiga...

0
Gabiley, (HargeisaPress) β€”Magaalooyinka Gabiley ,Wajaale, Arabsiyo, Oo Muujiyey Cududa Iyo Taageerad Ay U Hayaan Xisbiga Kulmiye.Daawo Muuqaalka. https://youtu.be/YPkrkk0rceE      

HAMBALYO MEHER: Yusuf Abdirahman Aw Yusuf iyo Maha Maxamoud Cilmi + SAWIRRO

0
HargeisaPress β€” Aabo Cabdiraxman Yusuf Ducaale (Boobe), Hooyo Faadumo Xasan Diiriye, Caynan Boobe Yusuf Ducaale, Bilan Boobe Yusuf Ducaale, Ayaale Boobe Yusuf Ducaale, Hooyo...

Ogeysiis jaaliyadda Somaliland Bristol

0
muhim ah waxaa la ogeysiina dhammaan jilaayada Somaliland gaar ahaan Magaalada Bristol in ay inoo soo gashay qabadii 18 may hadaba siloigu diyaar garoobo...

Wasiirka Warshadaha Somaliland Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Degmada Geedbalaadh ee Gobolka Gabiley

0
Hargeysa,(HargeisaPress) β€”Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Warshadaha Somaliland Ayaa Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Degmada Geedbalaadh + Shacbiga Degmadaasi Ayaa Muujiyey Dareenkooda Rabiitaanka Xisbiga Kulmiye. https://youtu.be/FSgPo3fdqgA

Kulanka Guud Ee Qaramada Midoobey Iyo Dhacdooyinka Xiisaha Leh Ee Sannadkan Ka Dhacay

0
Nidaamka ay ku dhisantay Jimciyadda Quruumaha ka dhexeysaa waxa uu ka kooban yahay lix xubnood oo aasaasi ah. Waxa ay kala yihiin, Golaha loo...