Ogeysiis jaaliyadda Somaliland Bristol

0
898

muhim ah waxaa la ogeysiina dhammaan jilaayada Somaliland gaar ahaan Magaalada Bristol in ay inoo soo gashay qabadii 18 may hadaba siloigu diyaar garoobo Qabashada 18may waan in shir deg deg ah laysku yimaadaa Saddexda Xisbi Qaran si loo magacaabo Gudi qaran oo ka kooban Bushada Somaliland iyo Saddeada xisbi Qaran goobta Shirka ka dhacayo kala xidhiidha telephnekan hoos ku qoran Saddex Gudoomye Qaran eek ala ah Maxamed Xaashi Baacado Kulmye, Mustafe Cabdi Aadan Ucid, Cabdilaah CabdiΒ  Cige WAADI.

 
Waad mahadsatihiin dhamaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here