Sheekada 3 Qof oo Qaza Uga Baxaya Si Loo Daaweeyo

0
Qaza (Hargeisa Press)- Sadeel Hamdan waxa uu jiray qiyaastii lix toddobaad markii Israa’iil ay bilowday dagaalkeeda aan joogsiga lahayn ee Gaza. Hadda waxay si aamusnaan...

Xukuumadda Somaliland oo Qurbajoogta Ugu Baaqday Inay Ka-Fogaadaan Cunfiga Ololaha Doorashooyinka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland, ayaa ugu baaqday qurbajooga inay ka fogaadaan wixii cunfi iyo kala qaybsanaan...

“Marinka Dekedda Berbera Waxay Muhiimad U Leedahay Isku-xidhka Dhaqaalaha Gobolka”

0
Jigjiga (Hargeisa Press)- Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar, ayaa sheegay in mashruuca Berbera Corridor uu door muhiim ah ka qaadan doono...

Madaxweynaha Somaliland oo Ka Qayb-galay Aaska Suldaan Barre Xaaji Xuseen

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta waxaa uu ka qayb galay Aas qaran oo loo sameeyay Marxuum Suldaan Barre Xaaji...

Dad Ku Dhintay Shil Gaadhi oo Ka Dhacay Jabuuti

0
Djibouti ( Hargeisa Press)- Wararka naga soo gaadhaya magaalada Tadjoura ee dalka Jabuuti, ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay Shil Gaadhi oo sababay...

Xukuumadda Somaliland oo Joojisay In Jaamacaddo Cusub Laga Furo Dalka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay shaacisay inay gebi ahaanba joojisay in Jaamacaddo cusub laga furo magaalooyinka dalka, iyadoona xaddideysa Jaamacadaha iyo...

Maareeyaha Madbacada Qaranka Somaliland oo Eedayn Culus U Jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Maareeyaha madbacada qaranka Somaliland Maxamuud Raage Ibraahim, ayaa waxaa uu eedaymo culus u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Mareeyaha, ayaa waxaa...

Maayarada Hargeysa iyo Jigjiga oo Ka Warbixiyay Shirka Marinka Berbera Corridor

0
Jigjiga (Hargeisa Press)- Maayarka magaalada Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge iyo Maayarka magaalada Jigjiga, Shaafi Axmed, ayaa faah faahin ka bixiyay shirka madasha ka faa’iidaysiga...

Cusbitaalka Hargeysa oo Soo Saaray Tirada Bukaanada Loo Sifeeyay Kelyaha

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ee ay dowladu maamusho, ayaa waxaa uu soo saaray tirada Dadka Bukaanada ah ee ay u...
madaxweyne-biixi-oo-balanqaad-ka-sameeyay-arrinta-doorashada

Madaxweyne Biixi oo Ka Hadlay Heshiiska Itoobiya iyo Qaddiyadda Aqoonsiga

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay inay Somaliland u halgamayso sidii ay aqoonsi caalamiya uga heli lahayd Beesha Caalamka, kaasi...