HAMBALYO MEHER: Miyir Cali Xuseen Iyo Faadumo-Aqbal Maxamed Cabdilaahi + SAWIRRO

0
HargeisaPress —Maamulka, Shaqaalaha iyo dhamaan Hawlwadeenada Shabakada Caalamiga ah ee HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali,...

FARRIIN KU SOCOTA MADAXWEYNAHA LA DOORTAY Qallinkii: Maxammad Saleebaan Cumar

0
Waxaynnu doorannay Madaxweyne cusub; Md. Muuse Biixi Cabdi. In ka badan kala badh bulshadii Somaliland ee codaysay ayaa dooratay. Doorashadiisa waxa ku baxay tacab...

Somaliland: Maxkamad Xukuntay In Muwaadin Dhagax Lagu Dilo

0
Hargeysa —Garyaqaan Guuleed Axmed Jaamac (Dafac) ayaa dhalliilay habka uu u dhacay garsoore nin ku xukumay in dhagax lagu dilo gabadh curyaamad ahna 100...

Haweenaydii Ugu Horreysay Fanka Soomaalida Oo Hargeysa Ku Geeriyootay Iyo Tacsi Loo Dirayo Shacabka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Alle ha u naxariistee Waxa Magaalada Hargeysa ku Geeriyootay Fannaanadii caanka ahayd ee Shamis Abokor Ismaaciil (Guduudo-carwo) oo ahayd Haweenaydii u...

Khudbadda Madaxweynaha Somaliland Ka Jeediyay Munaasibadda 18-ka May

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa  khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey munaasibadda xuska 31-guurada Maalinta madax-bannaanida Somaliland ee 18...

Hambalyo Ku Socota Ciidanka Qaranka – Dr. Maxamed-rashiid Sheekh Xasan

0
Dr. Maxamed-rashiid Sheekh Xasan oo ah aqoonyahan iyo siyaasi reer Somaliland ah ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray ciidanka qaranka Somaliland oo shalay 25...

Isku Aadka Group-yada Ee Champions League-ga oo La Sameeyay

0
Istanbul (Hargeisa Press) – Waxaa caawa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga lagu sameeyay isku aadka heerka guruubyada ee tartanka Champions League-ga. Kooxda Manchester City, ayaa...

Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexaan Ma Xildhibaan Golaha DeegaankaTogdheer ahbaa Mise Waa Odaydhaqameed...

0
Su’aashan waxaan jecelahay in ay iiga jawaabto xukuumada u magacaabatay in uu wasiirka hawlaha guud uu noqdo waayo waxaa ayaandaro wayn ah in uu...

Xanuunka COVID-19, Wacyi-galin Bulshada Dhexdeeda Ah oo Xoog Badan Ayuu Inooga Baahan Yahay

0
Xanuunkani waa mid aad u halis badan oo marka la ga tago dhibta geerida ee uu sababi karo waxyeello ku ah nafsadda muwaaddiniinta, maceeshada,...

Togdheer iyo Sanag Waxay U Baahan Yihiin Rayaale Oo Kale. Barkhad-ladiif M Cumar

0
Tan iyo intii ka dambaysay doorashadii madaxtooyadu waxay dadku kala noqdeen rufucyo, siyaasi waliba wuxuu meel ku xidhay xaafadiisii hoose. Taasoo keentay in bulshaddo furfuranto,...