Isku Aadka Group-yada Ee Champions League-ga oo La Sameeyay

0
4056

Istanbul (Hargeisa Press) – Waxaa caawa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga lagu sameeyay isku aadka heerka guruubyada ee tartanka Champions League-ga.

Kooxda Manchester City, ayaa waxa ay guruub la gashay Paris Saint-Germain, xilli labadan kooxood ay yihiin kuwa loo saadaalinaayo inay ku guuleysan karaan koobka Champions League.

Chelsea, ayaa Guruub H la gashay Juventus, halka Barcelona iyo Bayern Munich ay ku wada jiraan Guruub E.

Isku aadka oo dhammaystiran halkan hoose ka eeg:-

Group A: Manchester City, Paris Saint-Germain, RB Leipzig, Club Brugge.

Group B: Atletico Madrid, Liverpool, Porto, AC Milan.

Group C: Sporting CP, Borussia Dortmund, Ajax, Besiktas.

Group D: Inter Milan, Real Madrid, Shakhtar Donetsk, Sheriff Tiraspol.

Group E: Bayern Munich, Barcelona, Benfica, Dynamo Kyiv.

Group F: Villarreal, Manchester United, Atalanta, Young Boys.

Group G: Lille, Sevilla, RB Salzburg, Wolfsburg.

Group H: Chelsea, Juventus, Saint Petersburg, Malmo.

Halkan hoose ka akhriso goorta la ciyaari doono kulammada heerka Guruubyada Champions League.

Koox waliba waxa ay ciyaari doontaa lix kulan, waxaana kulammada la ciyaari doonaa Maalmaha Salaasada iyo Arbacada.

Kulammada 1-aad: September 14/15

Kulammada 2-aad: September 28/29

Kulammada 3-aad: October 19/20

Kulammada 4-aad: November 2/3

Kulammada 5-aad: November 23/24

Kulammada 6-aad: December 7/8

LEAVE A REPLY