Dhibaato Xagga Korontada Ah oo Ka Taagan Magaalada Berbera
Berbera (Hargeisa Press)- Wararka naga soo gaadhaya magaalo xeebeeda Berbera, ayaa waxa ay sheegayaan in magaalada ka taagan tahay dhibaato xoogan oo xagga korontada...
Xumadda Dengue oo Ku Soo Laba-kacleysay Somaliland
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xannuunka Xumadda oo saamayn ba’an ku keenay bulshada Somaliland sannadkii hore, ayaa xilligan kulaylaha ah soo laba-kaclaysay, waxaana jira bukaano tira badan...
Burburka Guddi Xasan Sheekh U Magacaabay Is-hortaaga Heshiiska Somaliland iyo Itoobiya
Muqdisho (Hargeisa Press)- Guddi Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud u xushay in ay hor-istaagaan heshiiska is-afgarad ee dhex maray dowladda Somaliland iyo Itoobiya, ayaa...
Baarlamaanka Itoobiya oo La Horgeeyey Sharciyadda Heshiiska Is-faham Ee Somaliland
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Wasiirka Gaadiidka ee Dowladda Federaalka Itoobiya, Alemu Sime, ayaa maanta Golaha Baarlamaaka ee dalkaas u faahfaahiyey muhiimadda uu dalkooda u...
Wefti Wasiirro Ah oo Gaadhay Deegaano Ka Tirsan Awdal iyo Selel
Boorama (Hargeisa Press)- Wefti uu hoggaaminaayo musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga KULMIYE, ahna Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Dalxiiska Somaliland Maxamuud Xasan Sacad Saajin...
Danjire Barkhad Kaariye oo Boggaadiyey Dowladda Itoobiya
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Safiir ku xigeenka Somaliland ee dalka Itoobiya Mudane Barkhad Maxamuud Kaariye, ayaa ka hadlay munaasibadii balaadhnayd ee ka dhacday magaaladda Addis...
Xukuumadda Somaliland oo Ganacsatada Adeegsata Dekedda Berbera U Fududeynaysa Adeegyadooda
Berbera (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda horumarinta Maaliyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire iyo Agaasimaha guud ee wasaaraddaasi Maxamed Xuseen Cismaan iyo masuuliyiin kale, ayaa kormeer...
Itoobiya iyo Kuuriyada Koonfureed oo Kala Saxeexday Heshiis Ku-Kacaya 1 Bilyan
Seoul (Hargeisa Press)- Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed Yoon Suk Yeol, ayaa kala saxeexday heshiis ku kacaya 1 bilyan oo...
Golaha Guurtida Somaliland oo Guddi U Saaray Xeerka Garyaqaanka Guud
Hargeysa (Hargeisa Press)- Shir guddoonka aqalka golaha Guurtida Somaliland, ayaa waxaa ay maanta guddi u saareen Xeerka Garyaqaanka Guud ee dowladda Xeer Lr.89/2019, kaasi oo golaha...
Dowladda Itoobiya oo Sheegtay In Aanay Ka Tanaasuli Doonin Damaceeda Badda
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Dowladda Itoobiya, ayaa waxaa ay mar kale ku celisay in ayna habayaraatee marnaba ka tanaasuli doonin damaceeda la xidhiidha Badda...