Balan Qaadka Wasiirka Ciyaaraha Ee Rooga Hargeysa Staduim Waa Rajadii Dhalinta: W/Q Khadar Awliq

0
Mudo badan ayaa wasaarada looga fadhiyey dhiiri gelinta dooga Hargeysa Stadium, waaba taas maanta bedka soo dhigtay Wasaaradii ciyaaraha iyo dhalinyarada Somaliland maanta waxay...

Siyaasi Dar-jiidhay Oo Diinta Meel Kaga Dhacay Qalinkii C/raxmaan Colaad Cumar

0
Siyaasi darjiidhay oo diinta meelkaga dhacay, maalmihii lasoo dhaafay waxa aad loga hadlayey  Magalada Hargeisa Qoraal taxxane ah  oo uu qoray Maxamed C/da’uud oo...

Yaa Mudan Inuu Noqdo Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiiladda Cusub?

0
Salaasadii todobaadkan waxa soo dhamaaday Doorashada Shirgydoonka Golaha wakiilada somaliland,ee Cusub. Waxa iyana durbadiiba bilaabantay Raadinta jagada Xoghayaha Guud ee Golaha wakiilada oo isna ah...

Hambalyo Aroos Wacan: Maxamed Cabdiraxmaan iyo Asma Axmed

0
Cabdiraxmaan Axmed Saleebaan, Mustafe Axmed Saleebaan Iyo Xaaskiisa, Carruurtiisa, Samsam Axmed Saleebaan iyo Saygeeda iyo Carruurteeda, Ifraax Axmed Saleebaan, Muna Axmed Saleebaan iyo Saygeeda...

Bogagga Taariikhda Sooyaalkii Ibraahin Meygaag Samatar iyo Qoraalladiisii Qormada: 7aad Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale

0
“…Haddii ay isku-fillaanshaha, dimuqraaddiyadda gudaha iyo maareynta xiisadaha ee wada-hadalka iyo qaababka nabadeed loo adeegsanayaa yihiin waxa Somaliland ka duwaya ama ka soocaya Soomaaliya,...

Xusuustii Mujaahid Maxamed C/laahi Guri-barwaaqo Iyo Waayihiisii Dhismaha Ciidamada Qaranka JSL  iyo Samaynta Astaamaha...

0
Sida la wada ogsoon yahay ma jiro Aduunka Qaran  aan la  hayn Ciidamo difaaca soodimaha (Dhul  , Cir iyo Bad) isla markaana suga nabad...

Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Wax Weyn Baa Ka Khaldamay

0
Gudida Kommishanka waa gudi agaasimeed iyo gudi fulineed si wada jir ah doorashooyinka dalka u wada maamula oo wada siman. Qofna qof ka kale...

Nina Gabanki uu Dhalay Gacatiisa Kuma Dilee ! Ma Markaad Gaajootaa Garaba Maalin Dubataa...

0
Xukumadda Somaliland Markasta Ay Timaado Gobolka Saaxil Waxay Dhagax Dhigaysay Dhagaxii Colaada Iyo Cabashada !!! Gobolka Saaxil Wuxu Noqday Mashruucii Xukumadda Somaliland Ee 6...

Suldaanka Guud ee Beel weynta Subeer Awal ,Suldaan Xasan oo dhambaal tacsi ah u...

0
TACSI .WAXÀAN TACSI UDIRAYAA DHAMAAN QOYSKII QARAABADII IYO ASXAABTII GEERIDA NAXDINTA BADAN EE TIMI ALLA HA U NAXARIISTEE MARXUM XUSEEN MAXUD CAWAALE (GACMA DHEERE)...

Madaxweynaha Turkiga Oo Ka Qeyb Galay Arooska Ciyaaryahanka Mesut Ozil + SAWIRRO

0
ISTANBUL —Madaxweynaha dalka Turkiga, Racep Tayyip Erdogan iyo marwadiisa ayaa ka qeyb galay xaflada arooska ciyaaryahanka caanka ah ee Mesut Ozil oo ka dhacay...