Wadahadalka N&N iyo Madaxweyne Biixi

0
Hadal iyo hilboba waa la kala qallaa Marka koobaad si aynnu u wada dhaqaaqno, waxa aad ogataa laba Adduunyo in ay jiraan: Nolosha/hab fikirka madaxda...

Wareysi Fanaan Nuur Dalacay oo Heeso cusub soo sarey kana hadley arimo badan sida...

0
Daawo: SLNTV Wareysi Fanaan Nuur Dalacay oo Heeso cusub soo sarey kana hadley arimo badan sida daandaansiga dawalada taagta Yar ee Somaliya. https://youtu.be/gEGDR1-S3ek

Socdaalkii Saadaasha Wacan…Qaybtii Kowaad..Axmed Carwo

0
Waxa aanu u dhaqaaqnay dalka UK, kooxdayada  waxa na hogaaminaaya Madxaweyne Axmed Maxamed oo uu ku weheliyo Guddomiye Muuse Biixi. Madaxweynha oon marna ka...

Khasarihii u horeeyey ee ku dhaca qurbajooga Somaliland

0
Waxa maamulka sare ee Gaandi public library maxkamada gobolka meesha waa la iibiye hadaanad iskaga tegin waad xidhantahay. Waa xukun ka yimid madaxtooyada. Dawlada mmadxweyne...

Taariikh Faneedka Fannaanaddii Reer Jabuuti Faadumo Axmed Dhimbiil (1948-2018)- Qalinka: Cumar Seerbiya

0
Faadumo Axmed Dhimbiil sannadkii 1948 ayey ku dhalatay xaafadda lixaad ee Baalaashaamboo ee magaalada Jabuuti (xaafadda Awrta) ka dibna iyada oo 19 sanno jir...

DIIRADA CAAFIMAADKA & DARYEELKA DADWAYNAHA: Qaybtii 2-aad, Qalinkii: Jamal A. Muse

0
“Gorfeynta & Falanqeynta Arrimaha Caafimaadka, Adeegsiga Diirada Fogaan araga, Daahfurka, Wacyigalinta, & Noolaynta Ka Hortaga Dilaaga Dedan” MEELAHA UU KA DHICI KARO CUDDURKA DAACUUN: Haddii aan...

Mareykanka oo Lagu Eedeeyay Inuu Diidan Yahay Maalgelinta Dimuqraadiyada Somaliland

0
Washington (Hargeisa Press) – Khabiirka Ameerikaanka ah ee Michael Rubin oo inta badan waxka qora Arrimaha dalalka Geeska Afrika, sida Somaliland, ayaa War-bixin dheer...

Agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta Oo Loo Eryey Khilaaf Soo Dhexgalay Wasiirka Iyo Murannada Soo Noqnoqday...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Maalintii shalay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu xilkii ka qaaday agaasimihii guud ee Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta. Mudane Cali waxa uu...

“ Waxa Lagama-Maarmaan Ah Oo Aannu Ugu Baaqaynaa Musharaxiinta Sadexda Xisbi Qaran Inay Xakameeyaan...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Md, Maxamuud Xaashi Cabdi oo ay wehelinayeen Wasiirada Arrimaha dibada Dr. Sacad Cali Shire iyo Duulista Md. Faraxaan...

Ballan-qaad afka ah….Dib haddaan u aammino(Gorfeynta Barnaamajkii Doorashadii 2010kii ee Xisbiga Kulmiye)Boobe

0
 “Wadaamaha la dawdabay, Dan-yartay ka maqan tahay, Raacdadu ma daallana, Dorraad iyo shalay-jire, Doorka maanta noo jire, Dib-u-jire hadhow-jire, Ninba weel u daray baa, Deyn loogu leeyahay, Diiwaanka qarankiyo, Taariikhdu dug ma leh,”   Maansadii...