Warbixin Laga Diyaariyey Goobo Waxbarasho Oo Caasimada Hargeysa Ku Yaala Oo Weli Looxa Khadka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxa wali jira goobo waxbarasho oo ku yaala caasimada Hargeysa isla markaana ardayda dhigataa ay wali wax ku barato Looxa iyo khadka...

Diiwaan-gelinta Madaniga ah:Ma-Xeelad Muddo Kordhineed Mise Dan-Qaran!!!!.Faalo: Khadar Gureyte

0
Tan iyo Todobaadadii ugu danbeeyey waxaa si wayn guud ahaanba dalka looga dareemayey muranka Siyaasadeed ee ay dhalisay Diiwaan-gelinta Madaniga ah oo la filaayo...

Ujeedada Ka Danbeysa Muranka Dhulka U Dhexeeye Hargeisa..Salaxley

0
Salaan ka dib sida in badan oo ka mida dadka reer Somaliland ay maqleen ama ay la socdaan waxaa jira muran ka dhex aloosan...

Qarankii Xar Baa Galay !! Qallinkii: Samia Muse

0
Waxaa ayaan darro ah xadhiga Nuuradiin Diini oo caawa lagu xidhay Hargeisa taas oo ah xaqdaro badheedh ah micnaheeduna ay tahay Ha Hadlin Ha...

Shirkadda SOMSITE Oo Qiime-Dhimis Ballaadhan Ku Soo Bandhigtay Carwada Ganacsiga Somaliland

0
Hargeysa, (HargeisaPress) –Shirkadda Nashqadaynta iyo samaynta Website-yada ee SOMSITE oo ka mid ah shirkadaha ka qaybgalaya Carwada 8aad ee ganacsiga Somaliland ee ka socota...

Barmaamijka Guulaystayaal Geeddiga Waday Qeybtiisa 4-Aad Qalinkii: Rashiid Sulub Caalin

0
Dhugta Oo U Dhaga-Nuglaada Kuna Dhaqma 100-ka Qodob Ee Ka fog Siyaasadaha Ee aynu Ku Kasbaneyno Horomarka iyo Wada manfacsiga Dheefta Danaheena Guud ee...

DIIRADA CAAFIMAADKA & DARYEELKA DADWAYNAHA: Qaybtii 3-aad, Qalinkii: Jamal A. Muse

0
“Gorfeynta & Falanqeynta Arrimaha Caafimaadka, Adeegsiga Diirada Fogaan araga, Daahfurka, Wacyigalinta, & Noolaynta Ka Hortaga Dilaaga Dedan” CALAAMADAHA LAGU GARTO CUDDURKA DAACUUN: Caadiyan cuddurkani wuxuu ka...

Xildhibaanada Mooshinka Ku Baaqey Ee Gabiley Xaalkoodu Waa (Dhurwaagii Roobku Ku Onkodey Ee Meeluu...

0
Adeer  hadaanu  reer  gabiley  nahay  ka  yeeli  mayno  ruuxna  inuu  fadqaladeeyo  amuuraha  caamka  ah  taasi  waxaan  uga  socdaa  Mudanayaasha  xiligan  mooshinka  ku  baaqayaa  miyaaney ...

XIDIGTA HARGEISA ZAMZAM SHARAF IYO HEES CUSUB RIYO AROOS 2018 HD.

1
XIDIGTA HARGEISA ZAMZAM SHARAF IYO HEES CUSUB RIYO AROOS 2018 HD. https://youtu.be/QX1fSKnqGdk

Sooyaalka Taariikhda Somaliland iyo Xuska 18-ka May

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Maalinta Xoriyada Somaliland waa mid ka mid ah Maalmaha sida weyn looga xuso guud ahaan Somaliland iyo wadamada dibadaha ee ay...