Caaqil Sheegtay Aasaaska Jabhada Caarre, Soona Bandhigay Arrin Ay Madaxweyne Biixi Isku Ogyihiin

0
980

Hargeisa (Hargeisa Press) – Caaqil ka soo jeeda magaalada Ceerigaabo kana mid ahaa Ergadii gobolka Sanaag ee Madaxweynaha Somaliland la kulmay, ayaa waxaa markii ugu horaysay uu sheegay in uu ahaa Odaygii aasaasay Jabhada Kornayl Caarre, Isagoona soo bandhigay arin xaasaasiya oo ay isku ogyihiin Madaxweyne Muuse Biixi.

Hoos ka daawo muuqaalka

Hargeisa Press Desk/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here