Booliska Gobolka Sool oo Maxaabiis Ku Wareejiyay Puntland

0
712

Laascaanood (Hargeisa Press)- Taliska ciidanka Booliska Somaliland ee gobolka Sool, ayaa maanta Maxaabiis ku wareejiyay maamulka goboleedka Soomaaliya ee Puntland.

Maxaabiistaasi oo ahaa laba qof ayaa la sheegay in ay hore falal uga soo gaysteen gudaha Puntland, iyadoo kadibna ay u soo baxsadeen dhinaca Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here