Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Dibada Somaliland Oo Faah-Faahin Ka Bixiyay Ujeedada Kulan Uu La Qaatay Masuuliyiin Ka Socday Dalka Itoobiya Oo Dalka Soo Gaadhay

0
2280

Hargeysa, (HargeisaPress) β€”Agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha dibada Somaliland ayaa ka warbixiyay ujeedada uu daaranaa kulan uu la qaatay masuuliyiin ka socday dawlada Itoobiya oo socdaal ku yimi magaalada Hargeysa.

Waxaaana uu agaasimuhu sidoo kalena sheegay ujeedada ay daaran yahay socdaalka ay masuuliyiintani ku yimaadeen magaalada Hargeysa ee caasimada dalka Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here