Xisbiga Wadani Laantiisa Wadanka Jarmalka oo Hogaan cusub doortay + SAWIRRO

0
686

Hargeysa, (HargeisaPress) β€” Shirwayne ay Iskuugu Yimadeen Masuuliyiinta Xisbiga Wadani Ee Wadanka Jarmalka Ayaa Waxaa Ay Ku Doorteen Gudoomiye Cusub Waxayna Udoorteen Inuu Gudoomiyuhu Noqdoo Mujaahid Xassan Farah Hirsi halka Gudoomiye Kuxigeena Lodoortay Jibriil Abiib Colow,Afhayeenka Waxaa Loo Doortay Mohamed Timaa Casee.

 

Uguu Horayn Waxaa Halkaas Kaa Hadalay Gudoomiyaga Cusuub Wuxuun Dhambaal Hambalyaa Uu Diray Dhamaan Xubnaha Uruurka Wadani Ee Wadanka Jarmalka Waxaa Uguu Baaqay Inaa Gacmahaa Lays Wadaa Qabsado.

WADDANi LOG

Sidookale Waxaa Halkaas Qudbaad Aad Uqiimo Badan Soo Jeediyay Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Wadani Ee Wadanka Jarmalka Jibriil Abiib Colow Waxaa Uu Ku Qotoo Dheeraaday Taariikhda Xisbiga Wadani Waxaa Uu Tageerayashaa Xisbiga Ee Kunool Wadanka Jarmalka Usoo Jeediyaay Iin Xisbigaa Meel Looga Soo Wadaa Jeedsasoo Waxaanu Caraabka Ku Dhuuftay in Maanta Kagaa Bilaabo Xisbigaa Laguu Shuubi Doono Dhiig Cusub.

 

 

Abdikariim Qorgaab Germany

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here