Xildhibaan Bidhi Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Socdaal Uu Ku Soo Maray Sweden iyo UK

0
854

Burco (Hargeisa Press):  Xildhibaan Mubaarik  Yuusuf Cilmi (bidhi), oo ka tirsan golaha degaanka Burco ayaa faahfaahi ka bixiyay safar uu dhawaan ku soo maray wadamo ka tirsan qaaradda Yurub iyo kulamo uu la soo yeeshay jaaliyadda Somaliland.

Waxaanu sheegay in socdaalkaasi uu ahaa mid shaqsi ah, hase yeeshee  hadana ay jireen kulamo iyo shirar uu la yeeshay jaaliyadda Somaliland ee wamadda Sweden iyo  UK iyo sidoo kale madaxda xisbiga Kulmiye ee dalalkaasi u jooga.

Xildhibaan Mubaarik Bidhi, ayaa jaaliyadda Somaliland ee degan wadamadda Ingiriiska iyo iyo Sweden uga mahad celiyay soo dhawayntii ay u sameeyeen.

Halkan Hoose Ka Daawo Isagoo Arrimahaas Faahfaahinaya:

Hargeisa Press

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here