Xildhibaan Cumar Jaamac Oo Loo Doortay Xoghayaha Guud Ee UCID

0
871

Hargaysa (HP): Guddiga fulinta ee xisbiga cadaaladda iyo daryeelka ee UCID ayaa xoghayaha guud ee xisbigaasi u doortay xildhibaan Cumar Jaamac Faarax.

Kadib kulan ay shalay xarunta dhexe ee xisbiga UCID ee magaaladda Hargaysa ku yeesheen guddiga fulinta ee xisbigaasi.

 

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here